Isbaaro set up in Galkacyo

Status
Not open for further replies.

Figo

|Garowe|Jalam|Galkacyo|
VIP
Hutus will have isbaaros in 2090:lol: Wuxu wax kale ma yaqanaan. They lovw that xaraam money too much.
 

Tucking_Fypo

سلطنة مجرتين
VIP
Qaar ka Mid Ah Culumada Gobolka Mudug ayaa soo Dhaweyay Howgalkii shalay ciidamada Amaanka Galmudug ay kula waregeen isbaarooyin sharci daro ah oo horay ay u dhigteen maleshiyad hubeysan.
Sheikh Muxudiin Yuusuf Bare Oo kamid ah Culumada Gobolka Mudug oo la hadlay Radiyaha Dowlada Galmudug ayaa si adag uga hadlay waxa diinta islaamka ay ka qabto dhibaatada jidgooyada Waxana uu shegay in isbaarooyinki yalay inta u dhaxaysa Gaalkacyo iyo Galonsoor ay dhibato wayn ku hayeen shacabka muslimiinta ah ee isaga kala goosha deganada galmudug waxana uu shegay in cid walba oo isbaarayste gacan siisa uu marayo wixii xaga rabi uu ka shaqaystay.

Sidoo kale Sheikh Muxiaydiin yusuf bare oo ka mida Culumada sida wayn looga yaqaano gobalka mudug aya waxaa uu ugu danbeyn u duceeyay ciidankii galmudug ee hawushan inta ay ku guda jireen dhintay iyo kuwii dhawacmay waxana u shegay in iyagoo ku jira shaqo qayr ah ay dhibaato la kulmeen waxana rabi uu uga baryay in intii dhimatay uu jano fardowso geeyo kuwa dhawaca ahna uu rabi caafiyo
barnaamijkan lagu qaadayo isbaarooyinka aya waxa si wayn looga taageersanahay gobalka mudug iyadoona dadka shacabka ahi ay ciidanka garab joogaan.
 
Status
Not open for further replies.
Top