C/ laahi yuusuf waa ninka somali maxamed jar ka tuuray fitnad iyo khiyaano qaran waxaan ahayn lagama arag waaba ninka ethiopia u galay 1978 !
Yaa u dirsaday maamulka puntland federalism iyo muqdisho ?
Ilaa iyo maanta meesha majeerteen waxu ka wado garan mayo
Odaygii tolka ahaa geesi : maxamed siyaad barre AUN ayaa libaaxa ahaa oo siyaasadiisa fahmay jirnay .
Puntland iyo somaliland qabiilka kaliya ayay ku kala duwan yihiin ee labaduba waa laga maamula sirdoonka ethiopia oo waa isku mid cadow ku ah dalka somalia iyo dowloda federlaaka
SSDF been haka sheegin. Dad maato ama shacab ah ma laayin sida USC. SSDF way ku kala tageen arinti ethiopia waana sababta ugu wayn ay uu burburtay. Abdillahi yusufna hadu ethiopia la jiray, xabsi lama geliyeen adeer. Majerten wax ka wadanisan ma jire beenta daa.
Hal siyasi oo majerten ah lama haayo bililiqo iyo hanti somaliyeed haysto ama mid qaran. Halka hawiye intu dhacay nacas loo sheegi maayo iyo cumar carte inu iibsaday dayuradi somali airways in jeddah somali dhan ba og. War boowe kelebkasi aad aminsan tahay ali khalif soo ma ahayn ki dhacay warshadi mareeray ee jubaland oo kenya ka ibsaday halku ka keenay lacagtasi somtel uu gashaday isma waydin miyaa? ceebtasi oo kale majerten malahan, hantigi siyad noogu tagay sideedi weeye. Weli Bosaso electric companyga waa ki siyad barre. saldhiga darawishta garowe wa ki siyad barre. Jidki galkayo illa bosaso waa jidka ugu socodka fican somalia oo la ilaliyay halka tan aado hamar google earth ka firso xitaa jidki dhan ayaa la fiqday oo la cunay iyo farmajo ayaa yiri kelyaha ayaa ii xanunay markan galmudug maraye halka puntland raaxo. Galkayo weli airportki iyo saldhiga siinay waa sidisa oo siyad noogu tagay. Hanti laga haysto somali oo idil kama jira puntland ama somalia inteeda kale laga reebo hamar.
Stop lying duli yahow wasaqa ah oo majerten neceb lagu soo koriye.