Von
With blood and Iron will we reach the fatherland
Puntland is going to seat at a roundtable with men who don't control their regions?Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa horay u shaaciyay in ay samaysteen gole loogu magacdaray Golaha Dowlada Goboleedyada, kaa oo guddoomiye looga dhigay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, halka ku xigeenkiisa loo doortay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.
Maamulada kajira Soomaaliya ayaa shirkii Kismaayo waxaa ay cabasho iyo eedeymo ujeediyeen dowladda federaalka, waxaana eedeymahaasi kamid ahaa in aysan ka go'nayn hirgalinta nidaamka federaalka, qabashada doorasho qof iyo cod ah marka la gaaro sanadka 2020-ka iyo waliba in dowlad goboleedyada laga qadiyay deeqihii caalamka.
https://www.bbc.com/somali/41712164
![ayaanswag :ayaanswag: :ayaanswag:](/styles/theme/xenforo/somalifaces/ayaanswag.png)
Someday the FGS will control the south and its sad that you hate that