Kenyan Condom Xaar Madobe in Garowe

Status
Not open for further replies.
November 29 (Jowhar)—- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shir jaraa’id oo wada jir ah isaga iyo Madaxweynaha Puntland galabta ku qabteen magaalada Garowe ayaa sheegay in kaalin nabadeed ka qaadanayaan colaada Gaalkacyo.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in safarkooda ahaa mid deg deg ah oo keentay xaaladii dagaal ee Gaalkacyo, waxaana uu xusay inay nasiib darro tagay in dagaal iyo dhibaatooyin ay xilligan dhacaan.

“Safarkeena wuxuu ahaa mid deg deg ah oo ay keentay xaaladii dagaal ee Gaalkacyo oo aan is leenahay waqtiga aan maanta ku jiro inay nasiib daro tahay inay dagaalo iyo dhibaatooyin dhacaan, waxaan u nimid in arrintaas ka soo gurmano, oo aan ka qeyb qaadano xalinteeda, waxaa raadineynaa dad Soomaaliyeed, inaan kaalin nabadeed ka qaadano wada hadalada”ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay inay niyad wanaag ku socdaan, isla markaana ay rajeynayaan in dadaalka iyo maslaxada ay wadaan inuu alle ku guuleeyo, dagaalkana istaago, xal nabadeedna la gaari, mar dambena aanay dagaal dhicin.

“2016 iyo in Soomaaliya mustaqbalkeeda ka tashato ayaa loo socdaa waa nasiib darro in 1991 inaan dib ugu noqon, waxaa rabnaa inaan cid kasta runta u sheegno, qofka walaalka u gar gaar ayaa la dhahay haduu gardaran yahay iyo hadii laga gardaran yahay, in hada dagaal sokeeyo iyo xabad socoto waa wax la qaadan karin, cidii gar daran aan garadiisa u sheegno
 
Status
Not open for further replies.
Top