2,000 NEW VILLAS, 90 MILLION DOLLAR PROJECT!!!
1. Goobo Ganacsi, Suuqyo dhamaystiran (Shopping district)
2. Iskuulo iyo xarumo caafimaad oo tayo leh. (Education and Healthcare)
3. Wadooyin laami ah, dhiraysan lehna nalalka cadceeda. (roads with lights)
4. Masaajido, Dugsiyo Quraan. (Masjids, mosques)
5. Goobo cagaaran oo lagu nasto laguna jimicsado. (Green parks)
6. Biyo iyo Koronto la isku halayn karo. (water/electricity that is reliable)
7. Ilaalo Joogto ah 24/7, dayr wareegsan iyo xarun Boolis. (24/7 security)