Not even a single welcome xitaa.... I feel so unwanted in here.... But I like lingering in unwanted places tho wink wink
Aight I'll just welcome myself...
Me: Welcome Lily... So dhawow... Shaah mise qaxwo
Lily: Thanks huuno... Shaah Shaah macaanto.... Shaah maskaxda iga waso... Taa la oron jirey headrush... Cawa waxaan doona my head rushed in.... Haye hee Warka so daa
Me: naa warka wax la deyn Karo Ma ahan... Warka waa wave oo kale ma Garatey... Is too wavy...
Lily: gartey... Waa Somalisea ting somaha
Me: haa
Lily: *giggles*
Lily: *sips her Shaah*... Hoof hooof Fururuuuuq
>,,<