I have placed you on ignore list at the advice of real Majeerteen users. Leave me aloneYou should photoshop Siad Barre and Farmaajo next to him.
I love this new Ruwaayad where Kacaanists pretend to be pro-democracy.
I have placed you on ignore list at the advice of real Majeerteen users. Leave me alone
84-jir 50 sano kahor codeysay maantana Puntland ka codeysay
Hooyo Maryan Cabdi Cumar Dhegad waa 84 jir waxa ayna maanta kamid noqotay dadkii codkooda ka dhiibtay doorashadi Ka dhacday Puntland.
Hooyo Maryan ayaa sheegtay in tani ay tahay doorashadii labaad ee codkeeda ay ka dhiibato iyadoo usoo joogtay xilli Soomaaliya ay ka dhacday doorasho qof iyo cod ah, codkeeda iyo kumanaan muwaadiniin Soomaaliyeed ahna codadkooda lagu dhisay dowlad.
Waxa ay sheegtay in lasoo shaqeysay dowlado kala duwan oo dalka lagasoo dhisay isla markaana ay kamid ahayd dadkii dhidibada u taagay maamulka Puntland.
Marwo Maryan ayaa sidoo kale sheegtay in tani ay uga dhigantahay codeyn muhiim ah ayna dareemeyso farxad la xiriirta in codkeeda ay si xorriyad ah u dhiibato, waxa ay intaa ku dartay in ay horay usoo aragtay muhiimadda ay leedahay codeynta muwaadinka iyo in qofkasta uu kaalin ka qadan karo doorashada hoggaan wanaagsan.
I have placed you on ignore list at the advice of real Majeerteen users. Leave me alone
Adeer jabir is 88 year old he was born 1936 this is his second time since 1968