They are tracking puntland pirates online?
![]()
Yes someone reports a punan pirate looking person in the area and they report their current location. And then the next ship does also and then you can kinda guess where the qaldan punans are at
They are tracking puntland pirates online?
![]()
Yes someone reports a punan pirate looking person in the area and they report their current location. And then the next ship does also and then you can kinda guess where the qaldan punans are at
Sxb just go home.
![]()
It’s okay you punan lover we are locking down the coast
Do you know why there are no pirates off the coast of maamul goboleed Somaliland? Because of the navies in Djibouti. Somaliland looking at a public accessible site which tracks ships isn't going to stop anything. This might be the dumbest thing I have seen from Somaliland.
![]()
The real reason there’s no pirates in SL is because it isn’t part of our culture
Haa sxb Facebook waa wada fake newsSomeone that I know shared this in his FB. Shaw been buu nala soo doontay.
Haa sxb Facebook waa wada fake news
Somaliland ilama aha in hub sidan usoo bandhigayaan
Somaliland masoo ban dhigayso, iminka hub aan cidi ogayn oo aan hubo ayaa jira, laakiin hal sawir iyo laba sawir waa lala gaadi karaa, marka dekadda laga dejinayo, saas baan u rumaystay, laakiin waan idka hub sanaya ahadda laga bilaabo in shaa allaah.
Maxay haystaan?
Hub culus oo horumarsan, laakiin lama soo bandhigo, hub nooc walba leh ayaa Somaliland u yimaada. Xataa walaahi Ethiopia ayaa siin jirtay, kahor inbtaan waxan Abiy la leeyahy ee dhakada malaasan meesha iman.
Hubka casriga Somaliland meelo badan ayay uga yimaadaan, balse imanka heshiiskii Berbera base, ayaa qayb ka mid ah, ay ahayd in Somaliland ciidankeeda loo qalabeeyo, hub iyo saanad casri ahna helaan, iyo waliba tababar. Taasina waaba guul kale oo la gaadhay.
Maxay Tukaraq u gayn waayeen hubkaa?
Sxb I want to believe you but I don’t any faith in Somaliland. Meesha Hubkii Siyaad Barre kaga tagay oo spare parts laga galiyay uunbaa arkaaInaar miyaad waalatay, subxaan allaah, Waar laba kun oo askari kaliya iyo qorayaha fudud ayaa Tukaraq lagu xoreeyay, qof aad fadhiga kaga adag tahay looma istaago.
Hubka weyn Aynaba lama soo dhaafiyo, waa haddii loo baahdo uun, Laakiin Caynaba ayaa base u ah.