Paul Beatty becomes first US winner of the Man Booker Prize

Status
Not open for further replies.
3872.jpg

For his book The Sellout:

Sellout-500x333.jpg

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
The word black has many negative connotations, for one to call themselves black would rob one of ones heritage,culture, ethnicity, language, country...I identify myself as Somali nothing more nothing less.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Illahay ba kugu dharshee Maxa kugu kalifay Ina waxan meesha soo dhex dhigto, adigo oog maryoole weligooda lama goomeysan.
 
Wax akhriska iyo barashada waayaha dadka kala duwan ee dunida ku nuuli waa mihiim. Laga yaabee in aanad xiisaayn wixii aan khusaayn bulshada Soomaaliyeed, balse aqoontu waa shaay mihiim ah. Mida kale, ama diid ama yeel, madow baad tahay. Markaa waayaha uu ka hadlayo qoraagani waa wax kugu saabsan oo aanad ka carari karin. Haddii aad ku nooshahay galbeedka dunida, gaar ahaan woqooyiga America waaba arin shakhsiyan ku khusaysa.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Wax akhriska iyo barashada waayaha dadka kala duwan ee dunida ku nuuli waa mihiim. Laga yaabee in aanad xiisaayn wixii aan khusaayn bulshada Soomaaliyeed, balse aqoontu waa shaay mihiim ah. Mida kale, ama diid ama yeel, madow baad tahay. Markaa waayaha uu ka hadlayo qoraagani waa wax kugu saabsan oo aanad ka carari karin. Haddii aad ku nooshahay galbeedka dunida, gaar ahaan woqooyiga America waaba arin shakhsiyan ku khusaysa.
Adiga ma qasab iga dhigi kartid madow? Saa wax u jiran? Qof meeshan la qasbi karo ma jiro, tan kale nin India ka yimi iyo mid Indonesia ka yimi isku mid miya? Yellow ma iskula dhahaa? Mida kale Africa Maxa weeye a vast continent, why should we all be deprived of our heritage, culture, language & identify instead with a colour, black, which is an English word, I'm Somali, the power is in one naming themselves not giving the power away to others by allowing them to name you.
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Islam before anything ba tagan nahay ma garatey yarey, I don't share nothing with a gaal regardless, whether he's cadaan oo madow miise illahay hadu ku roon yahay cali beysteen.
 
Adiga ma qasab iga dhigi kartid madow? Saa wax u jiran? Qof meeshan la qasbi karo ma jiro, tan kale nin India ka yimi iyo mid Indonesia ka yimi isku mid miya? Yellow ma iskula dhahaa? Mida kale Africa Maxa weeye a vast continent, why should we all be deprived of our heritage, culture, language & identify instead with a colour, black, which is an English word, I'm Somali, the power is in one naming themselves not giving the power away to others by allowing them to name you.
It's not just about name or labelling. It's about something called identity.

What do you think Shakespeare meant by 'a rose by any other name...'?
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Forget about Shakespeare, that nigga said to be or not to be, that mofo was in doubt himself.
 
Trending

Top