SPMLegend
VIP
Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo galabta soo xiray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo muddo 4 maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho, ayaa ku ammaanay culimada Soomaaliyeed natiijada ay ka gaareen shirweynaha iyo sida ay u fasireen dagaalka lagula jiro Khawaariijta.
Mudane Xamse ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay dhegaha furaan oo ay qaataan waxa ku xusan bayaanka Culimadu ay shirka ka soo saareen, isagoo intaa raaciyay in Xukuumadda #DanQaran ay diyaar u tahay inay fuliso qodobada dowladda loo soo jeediyay.

Last edited: