Daawo:- Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan kormeerkii shaqo ay ku tageen Waftigii uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, Degmooyinka Jariban iyo Towfiiq. Dhinowda, Garacad iyo Kulub.
Ujeedka waftiga ayaa ahaa in kormeer lagu sameeyo habsami u socodka hawlaha iyo adeegyada Dowliga ah iyo mashaariicda deegaanka ka socota, lana hirgaliyo Mashaariic cusub. Waftiga ayaa sidoo kale u kuurgalay baahiyaha ugu waa weyn ee ka jira deegaanada la booqday iyo dejinta qoryaasha dowladda ee looga jawaabaya baahiyaha kala duwan