https://radiokulmiye.com/dhageyso-maleeshiyaadka-ku-sugan-gobolka-mudug-oo-hubka-laga-dhigayo/
http://www.sanaagpost.com/2017/06/d...ubka-ka-dhigaysa-malayshiyaad-reer-guuraa-ah/
DHEGEYSO-Dowladda Puntland Oo Hubka Ka Dhigaysa Malayshiyaad Reer Guuraa ah.
June 16, 2017 - Written by Kulmiye
Dowladda Puntland ayaa ku Dhawaaqay Qorshe Hub ka dhigis loogu Sameynayo Dad Xoola Dhaqato ah oo ay Abaari ay ka Barakicisay Koonfurta Gobalka Mudug oo uu ka Arimiyo Maamulka Galmudug isla Markaana Deegaanada ka tirsan Puntland.
Ka dib kulan ay Wada Qaateen Odayasha Dhaqanka iyo Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa laga soo saaray Qaraar ka Dhan ah Hubka ay Wataan Dadka.
---------------
Puntland elders of North Mudug said;
1) In Galmudug dhulka reer guuraagoodu u hayaameen u aqoonsan yihiin inuu yahay dhul Puntland leedahay.
2) Inaan wax hub ah reer guuraaga Galmudug uusan lasoo geli karin gudaha Puntland, iyagana ammaankooda waxaa damaanad qaadaya dowladda Puntland.
3) Inay cadeeyaan goorta ay ka guurayaan dhulka loo fasaxay, maadaama aan la isku dhex jiri karin inta colaada la yahay.
4) Inaan lagu xadgudbi karin ugaardha iyo deegaanka, maadaama dowladda Puntland aysan ogolayn arrintaas.
5)In si sharuud laβaan ah lagu furo wadada laamiga ah ee dhinaca Galmudug ka xiran.
Odayaasha Puntland waxay caalamka u sheegeen inay weli dhankooda adkaynayaan heshiisyadii la wada galay, laakiin dhinaca walaalaha Galmudug uu mar walba dhibku xagooda ka imaanayo.
To keep the peace between the communities.
I don't see this ending well.