DEVELOPING NEWS Shabab Capture Guriceel

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
AL-SHABAAB OO QABSADAY DULEEDKA DEGMADA GURICEEL EE GOBOLKA GALGADUUD
20140904_Shabaab.jpg

Wararka ka imaanaya magaalada Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Al-shabaab la wareegtay tuulo kaabiga ku haysa degmada Guriceel ee Gobolkaasi.
Dabley hubaysan oo ka tirsan Al-shabaab, ayaa la xaqiijiyay in ay saaka aroortii gudaha u galeen tuulada Af-Cagaag oo qiyaastii 16km u jirta degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Dadka degaanka ayaa laga soo xigtay in Al-shabaab ay dagaal la’aan ku wareegtay tuulada Af-cagaag, kadib markii ciidamada Galmudug ay halkaas isaga baxeen, ka hor inta aysan Shabaab qabsan.

Sidoo kale, Al-shabaab ayaa todobaad ka hor qabsaday tuulada Dabarre oo 30km u jirta degmada Guriceel.

Maamulka Galmudug ayaan dhankiisa wax war ah ka soo saarin dhaqdhaaqyada Al-shabaab ka waddo Gobolkaas Galgaduud.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I remember when GM was in bed with Shabab, shabab never targetted them like they did with North Mudug, all the assasinations were in north galkcayo, but since GM has joined PL in security cooperation notice how they targetting them now. I urge GM to keep up the fight on these cowards, do not ever negiotate with them, their black listed terror group by the world.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I prefer a dangerous freedom over a peaceful slavery. GM was enslave by shabab like SL is. PL is the only true heart of freedom and terror fighting since 93 till now.
 

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
Having AS strongholds in GM is dangerous to PL.

We should help liberate this town, before they get any closer to us
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Having AS strongholds in GM is dangerous to PL.

We should help liberate this town, before they get any closer to us

GM is the bufferzone and it's agreed that shabab doesn't get past godinlabe, I think PL only assists when their outside galkacyo or 100k radius. We should be more pro-active and clean up galgaduud n free ceelbur-harardheere-ceeldheer. We keep dhinowda and Towfiq safe n clean. I say make the buffer-zone Hiiraan, keep GM safe is in our interest. They already control 3 out of 7 districts of GM and their pushing for more land in south mudug and galgaduud. I urge @Galmudug-State with his constant marehan posts get of his ass and start running your state
 

Trending

Latest posts

Top