The FM Minister warns UK to respect the sovereignity of Somalia and the consequences of recognizing the breakway traingle state on the Northwest of Somalia.
It looks like the UK parliment debate wouldn't bear any fruits since Vicky Lord assured the Somali Minister that UK have no plans to recognize the tribal enclave of Somaliland.
Vicky Lord also added that the UK government cut off the funds for Somaliland RRU forces after allegations of the unit working closely with the terrorist in the mountains of Sanaag and beyond.
puntlandpost.net

SOOMAALIYA IYO INGIRIISKA OO KA WADA-HADLAY IXTIRAAMKA QARANIMADA SOOMAALIYA
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Boqortooyada Ingiriiska (UK), Marwo Vicky Ford, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ku dhisan wax wada qabsiga, ixtiraamka midnimada iyo madax-baannaanida Qarannimo ee Labad Dal.
Labada Wasiir ayaa wada hadalkooda diiradda ku saaray kor u qaadidda xiriirka labo geesoodka ah ee Labada Dowladood iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo arrimaha Gobolka Geeska Afrika, isaga oo Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali uga mahad celiyey dowladda Ingiriiska taageerada ay u fidiso dowladda Soomaaliya.
PUNTLAND POST

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo ka wada-hadlay ixtiraamka Qaranimada Soomaaliya – Puntland Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika… Sii akhri

Last edited: