somali practice thread

Status
Not open for further replies.

angrycat

not so sad after all
kalaya dadki oo somaalidooda saas u ficnayen. Aan isla nimaadnaa iyo isla hadlalnaa sidaa practice oo heelno, iyo new vocabulary barano. Dadki oo afki si ficaan u yaqaanaan nala kalmeeya :oops:
 

angrycat

not so sad after all
Meeshaan maxaa wayee JUDGEMENT FREE ZONE. IYO SAFE LEARNING ENVIRONMENT. Real life waxaas la ma heelo, so mahaan
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Af somaliga waxa igu adag un qoralkaa
Iyo xita waxa jira qaar kalmodo igu cusub
sida oo kale

buur
Ukon
cusbo
 

Hubble

VIP
Af somaliga waxa igu adag un qoralkaa
Iyo xita waxa jira qaar kalmodo igu cusub
sida oo kale

buur
Ukon
cusbo

Buur is a hill or mountain. Bur is flour or a type fried dumpling also called bur.

Ukun id beydh/egg and cusbo is milix.

Af Soomaligeyga waxaa bedbaadiyey bulshada Somaliyeed iyo waarfifinada.
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Buur is a hill or mountain. Bur is flour or a type fried dumpling also called bur.

Ukun id beydh/egg and cusbo is milix.

Af Soomaligeyga waxaa bedbaadiyey bulshada Somaliyeed iyo waarfifinada.

That's my only problem writing in Somali lol I even misspelled bur
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Xamar dialect is hard since I haven't been around many Somalis from that area
 

Hubble

VIP
Xamar dialect is hard since I haven't been around many Somalis from that area

That's not af xamar, it's how most koonfur speak. Af xamar is very weird, I have to brace myself when they speak. They say shit like 'ununka' instead of 'annaga'.
 

angrycat

not so sad after all
Af somali waa nabcayhey inaan aqriyo sawabti qof kasto side rabaan be o qoraan markas inaa detective ciyaro waye sidaa oo garto waxey dehen, waxaan aan u (how do you say need?) Needinggarena script caadi eh. Ya rabo ine eray kasto hal hal u aqriyan :umwhat:
 

Hubble

VIP
Af somali waa nabcayhey inaan aqriyo sawabti qof kasto side rabaan be o qoraan markas inaa detective ciyaro waye sidaa oo garto waxey dehen, waxaan aan u (how do you say need?) Needinggarena script caadi eh

Waa runtaa abaayo, fikradaas waan kula raacsanahey. Waan u baahannahey skript cusub oo af Somali lagu tala galey.
 

RedStar

The Bad Ali of Jigjiga
VIP
Great thread cuzzy @angrycat :nvjpqts:

Af somaligeyga wa iska caadi lakeen qoritanka baa iigu adag. Waxbaddan beenu kala faiideysan karna haddii ainu af somali bess ku hadalno.
 

angrycat

not so sad after all
Ani problem keydi maxa waxey, marmarki qaar wa iska qora, ma firiyi xataa inaan balayo jirin iska qorayo, madaamo ingris camal oo specific spelling qabto ma ahaan
 
Status
Not open for further replies.
Top