somali practice thread

Status
Not open for further replies.
'Shimbir baa soo gudhubaa-gadhabaa tidhiyoo subag sumal, oo kulul, oo kadan, oo kidin hoostii yaal bay ku sii gudhubaa-gadhabaa tidhi. Shimbir baas! Sidee bay subag sumal, oo kulul, oo kadan, oo kidin hoostii yaal ugu sii gudhubaa-gadhabaa tidhi?'

^ Bal intaa aan meesha ku qoray akhri, si aad u ogaato in uu Soomaaligaagu heer sarey yahay iyo in kale.
 
When I was 15 I discovered an app called mig33. It's Somali chatrooms basically taught me how to write in Somali!!

Facebook is pretty great now since it has thousands of Somalis who do not know anything other than Somali so it's excellent for practice. Find interesting groups/page and you'll become pretty good at it in no time.

Af Soomaaliga qoraalkisu ma adka ee aad buu udhibyaryahay :nvjpqts:
 

angrycat

not so sad after all
'Shimbir baa soo gudhubaa-gadhabaa tidhiyoo subag sumal, oo kulul, oo kadan, oo kidin hoostii yaal bay ku sii gudhubaa-gadhabaa tidhi. Shimbir baas! Sidee bay subag sumal, oo kulul, oo kadan, oo kidin hoostii yaal ugu sii gudhubaa-gadhabaa tidhi?'

^ Bal intaa aan meesha ku qoray akhri, si aad u ogaato in uu Soomaaligaagu heer sarey yahay iyo in kale.
ma fahmin gudhubaa, kadan, kidin, maxaa lugu jeeda?
 

Nabeel786

Southie pride
Dadku marka uu kusoo koro xeryo Qaxooti ee yimaadan dibadaha view years after waxeey yidhaahdan Allah Af-somali maqoro karo mana kuhadli karo while they can. They should stick their mother tongue and proud of it.
Why pretends gents if I may ask?
 

Hatredfree

I got boomer connections
VIP
Ciyaal Saay walahi ii kalaya anigu baa idiin baraya afka Somaliga siyabaha kala duwaan oo lo qoro ama loo xaar xaariqo. Boog iyo Qaalin so yara ibsada.
obamadatazz
 
Status
Not open for further replies.
Top