Somali sayings and advice

Status
Not open for further replies.

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
So theres like a thousand Somali sayings and advice I figured it would be a nice thing if people posted some stuff they know or have heard from relatives.


Im gonna try to write as many I can remember


Marka hore shaqada ka dibna saaxiibtaa

Hadii aad u shaqeyso sida adoon waxaad wax u cuni doontaa sida boqorada

Ka baq cidiyaha libaaxa iyo carrabka dumarka

Hal @waraabe wuxuu sameeyo waraabayaasha kalena way sameynayaan

Laba burood weligood ma kulmaan lakiin labo qof waa kuwii kulma
 

Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Ninka jeceylkiisu wuxuu galaa caloosha naagtana jeebka

Hala dagaalin libaax haddii aadan libaax ahayn

Feker fiican ayaa ka wanaagsan lacag fiican
 
Status
Not open for further replies.
Top