somali short stories

Status
Not open for further replies.

angrycat

not so sad after all
here's mine (excuse my poor somali but I think these will be good to practice somali and gain new vocab from others as well :))

nin baa fiidnimada magaaladi ka mid ee magaalada la garanayey, waxaas iyo waxaas lee uu baxay. markaa asagi oo iska sii soconayay wuxuu arkay oodoy oo uu eekaa nin wax ka lumay. "Adeerow, maxaa kaa dhacay?" uu warasaday. "War tusbixeygi baa iga lumay, kaaley baal kaaley ila xul" madaamo ninki wu la xuley. cabaar dhambee iyaga oo weeli wax heelin, ninki wuxu yiri, adeer, ma hubsantahay inuu meeshan kaaga dhacay?

"Mayaa" uu dhahay "luuqaaaaas akteedi bee iga luntey." Ninki wu yaabey, "maxaa dhe, meeshaan nakeenay?

war ilaahi madax intaas le-eek bu ku siyay maad isticmaashid-meeshaas mugdigi ma wax laga heela?

hope everyone understood that :xgoltwn:

feel free to correct my grammar as well
 
Zuleikha

Ha igu daalinee dantaada raac
Great

Gabadh baa ninkeedi ka soo duday(left her husband due to anger) ilma yarna dhabarkay ku soo xambaaratay waxay socodoba lugaysaba way daashay ilaahay amarkiis waxaa ka hor imid hog weyn oo qurux badan oo sida guryaha u dhisan gudihiisu. Way faraxday oo hoggi bay gashay laakinse wixii kaga hor imid lugihii baa qaboobay, wadnihii baa banaanka imi
d indhihiina way laadlaadsameen oo way soo dhaceen markuu ka soo hor booday libaaxa libaaxyada ugu weyn hase ahaate isla daqiiqadiiba waxaa ka soo dabagalay dumaashigeed oo faras iyo waran la haadaya oo halkaa ku dilay libaaxii. Gabadhi gabay bay tiriso waxay tidhi dumaashigayo Ducaale Calo maanta dabadeed dudmo ma u noqon.
 
I don't get the end :tacky:
 
Zuleikha

Ha igu daalinee dantaada raac
I don't get the end :tacky:

Hogg is hole.

I think the woman had a crush on her brother in law. Don't ask me how I know:lol:.Anyways what she meant was she will never endanger her life and her baby regardless of the situation.

'Dudmo' when women leaves due to anger.

'Maanta dabadeed' after today

'Ducaale Cali' The brother in law
 
Masaasbaa

Meticulously calculated...........
Hogg is hole.

I think the woman had a crush on her brother in law. Don't ask me how I know:lol:.Anyways what she meant was she will never endanger her life and her baby regardless of the situation.

'Dudmo' when women leaves due to anger.

'Maanta dabadeed' after today

'Ducaale Cali' The brother in law
God gormeey hogg noqatey :faysalwtf:
 
Mckenzie

We star in movies NASA pay to watch
VIP
War sheeko qosol leh la imaada

Nin macalin dugsi ayaa wiil garaacay, wiilka abihiisuu u sheegay, aabihii dugsiguu yimid, wuxu yiri maxa wiilkaygii loo diley, macalinka wuxu yiri "wiilka markaan weydiiyey sheeg anbiyada mid kamid ah wuxuu yiri nebi fircoon" abihii wuxuu yiri dee adaa ka gardaran, maad calayhi salaam ku dartid
 
HalyeeyQaran

Citizen of Southwest State
War sheeko qosol leh la imaada

Nin macalin dugsi ayaa wiil garaacay, wiilka abihiisuu u sheegay, aabihii dugsiguu yimid, wuxu yiri maxa wiilkaygii loo diley, macalinka wuxu yiri "wiilka markaan weydiiyey sheeg anbiyada mid kamid ah wuxuu yiri nebi fircoon" abihii wuxuu yiri dee adaa ka gardaran, maad calayhi salaam ku dartid
:dead::dead:
 
Wally

I DON'T LIKE SHIT
Sheeko cuusub qosool

Beri waxa jiri jiraay nin ladhaho shiteater. Ninkan wuuxu jecla dumarka badhida ka leef leefo. He was obsessed with ass.

The end.
 
Hatredfree

I got boomer connections
VIP
Hada kaa hoor Nin ba carodaay mar-kasu raag badaan oo qaar ay tolyahin kuwa kala na saxibo wadagan oo maal ku qoraax dacsanya bu kaa so duul dacay, ragi baa gartaay, markasay caradisi daraman, markasay ku yirahdaan waar maxa dacay manta? Markasu yiri
"Odayga habarta wax loo saar", Maar kasa yirahdaan waar habarta miciyaha kaa laa laada kasib.
 
angrycat

not so sad after all
i wonder if anyone even understood my story because Im not understanding anyone else :cosbyhmm:I only understood mckenzies
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top