somali short stories

Status
Not open for further replies.

Hatredfree

I got boomer connections
VIP
i wonder if anyone even understood my story because Im not understanding anyone else :cosbyhmm:I only understood mckenzies


How can you not understand my Af Somali, unless you can't comprehend very sophisticated, advanced AF Somali:umad:
 

DeMoN

UltraViolentPacifist
Midaa Kutiri Ninkeeda: Caawa Waa Jimce Waxaan Kaaraba Special Night (habeen Qaas ah)

Wuxuu Yiri: Maxaad Ulajeedaa?

Waxey Kutiri: Sariirta Igu Xirxir Saa Doontana Iga Yeelo

Labada Gacmood iyo Labada Lugood Ayu kukala Xiray Madaxyada Sarirta

Waana Kategay Si Uu Asxaabtiisa Ula Daawado Euro 2016 England v Wales
 
Nin reer baadiya ah baa wuxuu la soo degay walaalkiis oo magaalada ku sugnaa. Habeen habeenada ka mid ah ayey waxay isku raaceen salaada cishaha. Way soo tukadeen, saladii kadib ayaa ninkii reer baadiyaha ahaa wuxuu maqlay salaad cusub oo ka haadmaya microphoneka masjidka, wuxuu waydiiyey walaalkiis oo uu yiri waa maxay midaan cusub oo la bilaabay. Walaalkiis ayaa kaftan ugu jawaabay "Dollarkii baa kacay marka 4tii rakcadood baa hadda wuxuu noqday labaatan"

It was tarawih prayers that had started. Ramadan Kareem folks
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top