Waan ka shakisanahay qoladis. Af somali mu ku qorin wahna.Nah, ninkaan afrikaan ma ahan. Waa hindi 2 dollar saacadii la siiyo sababtuuna waaye ingiriis fiican uuba ku hadlaa. Cawal waxaan umoode inuu kuwii cawanaada deriskeena ah laakiin kuwaas maba yaqaanaan afka ingiriiska.
You can just sense markii qofka aad lahedleesid inuu soomali yahay. This person aint that. He is a bot.
Waan ka shakisanahay qoladis. Af somali mu ku qorin wahna.
Google translate won’t help ya, atleast reveal your subclan.Walaal, waxaan ka shaqeeya Kerela. Xafiis oo dhan oo ka shaqaynaysa arrimaha Soomaaliland aa meeshan la ka furay.