Horta adiga weli iisma baran. Sheekada soo sii daa nooh. Suldaanka baa la ii yaqanana. Barasha wanagsanLibaax, boowe side tahy?
Mucaraadka ma xuuma. Lakiin wll hadalka mar waa la dheereya marna waa la gaabiya hadba dadka iyo deegankaad joogtidba.Wuu kaficaanyahay..
Mucaraad baa kugu ahay adiga..
Luubaaney udgooney fooxey waan kuu fayyaa.Libaax, boowe side tahy?
Cuuri??@Ugaaso salaan saare baayo. Side tahay.
@Suldaanka waa cuuri gabaan hooga asaga ka roon ninka doqonka ah @Dalmoor
Horta adiga weli iisma baran. Sheekada soo sii daa nooh. Suldaanka baa la ii yaqanana. Barasha wanagsan
Haye waa xagee.Barasha wanagaan boowe..ugaaso la iigu yera aniga na![]()
Luubaaney udgooney fooxey waan kuu fayyaa.
Maan gabigaa kuu kaxeysto aagaas iyo eyl.
![]()
@Ugaaso hada ayaan so xiiragelinya. @Reiko waa naanab sii hoose ii jeclatay@Suldaanka meeshan dad ayaa weerar kugu haya, bal wax iska celi
Kkk illeen shactiroley baadtahey.Eyl baa aagas ka fican. but nooo kaxaysi without geel iyo gold plus faras cad![]()
@Ugaaso salaan saare baayo. Side tahay.
@Suldaanka waa cuuri gabaan hooga asaga ka roon ninka doqonka ah @Dalmoor
Aad soo xira gashatid ee bal hortu qiimaha gabadha ciise miyaad garaneysaa. Adugu waxa dhan majeerteen bey kula wadayihiin, maba kala jeceshid
Kkk illeen shactiroley baadtahey.
Macaaney miyaad jeceshahay nimanka dheer oo qurxoon?
Waan ku necbahay. Maxa ku falaya nin gabaan o 2 xaas leh. Haa iso mariin.
Nin quruxon aa......I don't want no pretty boy
...
Tira ari kama badan. Ciisa riyooleAad soo xira gashatid ee bal hortu qiimaha gabadha ciise miyaad garaneysaa. Adugu waxa dhan majeerteen bey kula wadayihiin, maba kala jeceshid