waan tageera twice aad iyo aadHaa, please oo stan gray, gabar haah haah wayaay, oo jirketha oo fian.
waan tageera twice aad iyo aadHaa, please oo stan gray, gabar haah haah wayaay, oo jirketha oo fian.
DammnHoognayeeeeey..... War Kan af Soomaaligii waa kufsaday...
I should sentence you (waan ku maxkamadeenayna waryaa)
Waa qoraalka. Qorinta ma aha ee waa qoridda.
Ruunta hadan ka hadla. Naag dhaqan iiyo diin leh mooyaan mid dhaqan celis ama fuudeyd ku jiirta maba daneeya@Suldaanka gabdhaha masaakiinta ee Africa miyaa ka qaraabataa?!!![]()
@Dalmoor . wa ku kaasa. Nin reer waqooyi ba ku saaxay.Waa qoraalka. Qorinta ma aha ee waa qoridda.
I'm not from waqooyi sxb. I won't accept that@Dalmoor . wa ku kaasa. Nin reer waqooyi ba ku saaxay.
Muuranka badan iiska iilali
Haye adeer gaar maba garaneysid. Reer mudug uu yeer.I'm not from waqooyi sxb. I won't accept that![]()
Waqooyis have arabized shit. I ain't accepting shit.Haye adeer gaar maba garaneysid. Reer mudug uu yeer.
I'm not from waqooyi sxb. I won't accept that
Qoridda is right too
Warya adigaba ka daartee. Waxa tiirada sharicga baad ka talabtayWaryaa, rule-ka ba break sameese
Af Somali ku hadl
Waa in aad kala saartid afka suuqa iyo qoraalka.Waqooyis have arabized shit. I ain't accepting shit.![]()
Warya adigaba ka daartee. Waxa tiirada sharicga baad ka talabtay
Ingineer baan ahay, waxalba solution ba uhaya![]()
Af nooce suuq ah?Waa in aad kala saartid afka suuqa iyo qoraalka.
Idhibee vs idhibaa.... Waa lahjad.
Haye sax. Lakiin qorintaa ama qooralkaanIdhibee vs idhibaa.... Waa lahjad.
It's an accent. Both of those words are used by southerns.
Idhibaysaa is used by north and central regions.
Erayada anigu uma jeedo. Waxaan u jeedaa naxwaha(grammar).Af nooce suuq ah?
Just look at this
Malqacad(waqooyi)= spoon
Normal somalis say qaado
Sxb, I'm not speaking afsomalicarabi.
I also don't speak somalitalyani(italian somali)![]()
I told him that it's a regional dialect most likely.Idhibee vs idhibaa.... Waa lahjad.
It's an accent. Both of those words are used by southerns.
Idhibaysaa is used by north and central regions.