Alxamdulliah ilahay ba af soomaaliga ii fudeedayay

Alxamdulliah ilahay ba af soomaaliga ii fudeedayay
Ina Axmed geel dharbaaxe waa Kee?!Ina Ahmed Geel Dherbaaxe salaam
wiilkii dhacnaa dalka ma loo ceshay?
Say wallahi??Alxamdulliah ilahay ba af soomaaliga ii fudeedayay![]()
War ilahay ka baq, ileen qofka la sheegayo oo reeraha dumiya wa adigaIna adeerayaalo isoo duceeya, naagaha la qabo ayan ka helaa, oo nimankooda inaan ka kaxeesto ayaan jeclahay.
Soomaali kuhadal. NO ENGLISH.Say wallahi??
Ina adeerayaalo isoo duceeya, naagaha la qabo ayan ka helaa, oo nimankooda inaan ka kaxeesto ayaan jeclahay.
War ilahay ka baq, ileen qofka la sheegayo oo reeraha dumiya wa adiga![]()
Aboow aboow. War so jilcii hadalka.@Reiko gabdhaha Soomaalida kunool Dibada in dhaantood qadanka dib loogu Soo celiyo ayaan qabaa runtii.. kuwa suuban ee shaqaysanaya waa cadi lkn inta kuwaalatay meesha was in lasoo wado all.
raggeedi!Kkkkk ilmo badan baa aabo la'aan ka dhigay
Runtiii soomaaligaaga waa fiicanyahay. Lkn Sidee ufahmi wayday waxaaan Soo qoray?!!!Aboow aboow. War so jilcii hadalka.
Madax xanuun baa Ka qadaay.
Afsomali adagaa.
Waxa uu hadlaysa sidi reer koonfureedAboow aboow. War so jilcii hadalka.
Madax xanuun baa Ka qadaay.
Afsomali adagaa.
Halkan kabaro Somali grammar (Naxwaha Soomaaliga). Isku day inaad Soomaali kuhadasho.Is there a place to learn Somali grammar and spelling? I'm so tired of having to say words out loud in Somali in order to understand them.
Maxa loo celinaya? Gabadhaha baa manta wax iska soo saree, nimanka somalida waa losers.Runtiii soomaaligaaga waa fiicanyahay. Lkn Sidee ufahmi wayday waxaaan Soo qoray?!!!
Gabdhaha Soomaalida in dib wadanka loogu celiyo ayay ubaahan yihiin ayaan dhahay.
Knowles somali mataqaano. Wax kasta la qoro waxey geyneesa google translator. Wixii u soo baxa bay kusoconeysa@Abdalla @Reiko @Suldaanka @Kingcobra
Dhibaatada gabdhaha Soomaalida kuhaysata qurbaha ayyaan kahadlaynaa inshallah.
@Reiko saaxiibtaa Knowles uyeer kkkkk