Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Ma laga yaba iina sii hoose uula sheekeysanay ila markaa. Ruunta hadaan ku sheega sxb ha ku daalin ama waan ku naxariista oo lamberkeeda baa ku so guudbiya oo waan ku baaneya
War islaantu hadaysan I Rabin ana ma rabo. Kkkkkkk
I'm laandheere cumar mxmuud ah ninyahow... Islaan Yar oo is xayaysiinaysa ma ogolaan Karo.
 
Runtiii maadan kala cadeen ina xaaskaaga ahayd iyo inkale qoftii aad tiri subax, duhu, casar, Habeen waan wasi jiray. Dee sxb ma islaantada inaad wasi jirtay ayaad noo sheegaysay?!

Nin naagtiisa kasheekeeya ma arkin sidaas darteed ayaan umaleeyay inay xaaraan ahayd.

@nine hop in on this issue .
@Suldaanka ma xishoonayo waa nin qooqan isagoo 2 qaba armuu jiranyahay with Obsessive Galmo Syndrome kkk smh tf
@Karim is probably thinking about riyada uu habeen hore kuriyoode. Sidaas daradeeda ayuu wax kale umaleeye:damn::damn:


@Karim kaqalee, ha ugafin saaxibka Suldaan, xaasaskiisa xitaa. Sheekada meel xun ayee gaarte

Looks fun writing in af jini, I mean af-maxaatiri. Rate my say wallahi shit @nine :damedamn:
10/10 for a Say Wallahi kid
 
Sxb wlhi qoftaas magaceeda ma sheegi Karo lkn wlhi bilaahi riyo run ah oo ku riyooday ayay ahhayd.
Ayadoo ijaqaysa iyo anigoo magceeda Sspot ugu yeeraya ayaan xasuusta kkkk
Agah. War waa lagu k*fsaday
giphy (45).gif
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top