Saluug: discontent, unhappy with.
In its contemporary application, if one is discontent with a decision, situation, or one's share of something, one is said 'waa uu saluugay', he is discontent with the outcome, share, or situation.
In poetry:
Gabay [
sic]:
- Noloshaa saluugiyo rabbow sulufka aan quuto,
- Dagaallada sokeeyiyo raboow sooryo biya waaga,
- Surmigiyo abaartaan baxayn roobka naga suula,
- Sixir baan arkaa gaaja la susuman suuqa la kala yaacay,
- Sarrifyada kadeedkiyo faqriga badi na saameeyey,
- Maxaa laygu soocoo rabbow gaarka igu siiyey?
Hees:
Saluug la' (saluugla' - an appellation designated to a prime lady of sort, one of a kind): one without blemish, content with, of excellence.
- Dhaaxaan sir iyo caad, waxii aad samaysaba, u sacaba tumayeey,
- Ogow sabirkii waa jiray, waa seeta goostayoo, sadkiisaa dhamaadaye,
- In suuldaanku boqor yahay, faqiirkuna sabool yahay, [sic]
- In sibraar uu muggii yahay, oon saayid lagu darin, ila garo saluuglaay.