xisaabiye
Ibnu Suxuufi Ibnu Al Dhoobe
Qayb ka mid ah wax-qabadkii Siilaanyo - You can add anything that you remember(Credits to Kingwaslawi):
Aan ku horrayno balanqaadkii xukuumada Kulmiye kusoo gashay ololaha wax yaabihii qabsoomay:
1. Wax barashada dugsiyada oo bilaash laga dhigay, dusgi dhexe ilaa dugsi sare
2. Badalaada lacagtii giimbaarta ahayd ee gobolada bariga
3. Kordhinta Mushaharka shaqaalaha dawladda
4. Kordhinta mushaharka ciidanka sida, Booliska, Military-ga, ciidanka wadooyinka, ciidanka badda,
5. Hir gelinta iyo furida xisbiyo cusub oo siyaasadeed
7. Qabashada doorashada gola-yaasha deegaanka
8. Darajo u samaynta ciidamada qaranka markii u horaysay tan iyo intii la aas aasay
9. Samaynta guddi madax banaan oo la dagaalanta musuq maasuqa
10. Dhaqaalaha miisaaniyada oo ay la wareegtay isagoo $40 million ah halka ay kor usoo qaaday oo uu maanta caga cagaynayo $350 million
Arrimaha kale ee ay Xukuumadda Kulmiye qabatay waxa ka mid ah:
- Isku xidhka shirkadaha is gaadhsiinta
- Baabi'inta kootadii shirkadda shidaalka keenta ee TOTAL
- Horu-marinta iyo balaadhinta TV-ga qaranka oo laga daawado maanta dunida oo dhan
- Hir gelinta tartan sanadle ah oo musaaqabada quraanka ah, jaa'iso fiicana lagu helo.
Xagga wax ka qabashada baahiyaha aasaasiga ah:
- Dib u dhiska madaarada dalka, sida Berbera, Hargeisa, Burco iyo Borama
- Qodista ceelal cusub oo loo hir geliyay tuulooyinka hoos yimaada gobolada dalka:
Horrumarinta iyo dhismaha wasaaraddaha Somaliland
- Wasaaradda Qorshaynta Qaranka
-Wasaaradda Macdanta Biyaha iyo Tammarta
- Wasaaradda Caddaaladda Somaliland
-Wasaaradda Duulista Hawada
- Wasaaradda Laanta Socdaalka
- Wasaaradda ciyaaraha
- Wasaaradda Gaashaandhigga
- Wasaaradda caafimaadka
- Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka badda

You don't have permission to view the spoiler content.
Log in or register now.