Waqooyi galbeed iyo Bari soogala DEBATE

Status
Not open for further replies.

Nabeel786

Southie pride
Maxaad ujeceshihiin gobolada kasoo jeedan ineey heer sare noqdo kuwa kalena digada noqdaan, kana faaideestaan isku dirka umada, while you people behind destroying Somali weyn, and now still continuous destroying Somalia.

NB: Only Af Somali.

Maxaa fikradaas qaldan ugu dhegentihiin?
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Qaldans sax laakinse Bari? Aar boowe Kismayo iyo Bari waa ii siiman yihiin tankale Puntland Maxa weeye tiirka biis u taagna Somalia labaatan sano u dawad Ma garatey been raad Ma leh.
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Siyad barre ummada somali'eed muxu ku soobiyey inkar qaboha kaas illahay naarta ha ku foogayo amiin dheh
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top