Waxaa Dugsiga Tababarka Ciidamada Xorgoble Qardho,

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Waxaa Dugsiga Tababarka Ciidamada Xorgoble Qardho, Karkaar si habsami leh uga socda tababarka Ciidamada Difaaca Puntland.

Sidoo kale tababarku wuxuu ka socdaa Dugsiga Tabarbarka ee Badhan, Sanaag iyo 54aad Garowe.
FB_IMG_1584838640815.jpg
FB_IMG_1584838636732.jpg
FB_IMG_1584838630045.jpg
FB_IMG_1584838620889.jpg
 

Trending

Latest posts

Top