That war happened in rako raaxo in bari you idiot mother fucker not bosaso hooyada waase I am from bosaso it’s a cismaan maxamud and dhisheshe land you silly bastardYes it did happen you dumbfuck. When I was there, these 2 sub clans of Ali jibrahil and Ali Saleebaan were beefing. I'm not trying to derail this thread but I was there and heard the stories.
Deegaanka Rako Raaxo ee gobolka bari waxaa ka soconaya qorshe lagu doonayo in xal looga gaaro colaad muddo sanado ah ka jirtay una dhaxeysa beelo halkaasi wada dega.
Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Salaax oo ah guddoomiyaha deegaanka Rako Raaxo ayaa Goobjoog News uga waramay sida ay u socoto nabadeynta labada beelood.
“Hadaan nahay maamulka degmada Rakko Kaaxo iyo odoyaasha iyo golaha deegaanka waxaan soo dhoweyneynaa waan waanta nabadeed, nabadda waan soo dhoweyneynaa “.
Deegaanka Rako Raaxo waa muddo labo sano ah ka taagnaa colaad u dhaxeysa beelo wada dega waxayna colaadooda salka ku haysaa aanooyin qabiil.
Odayaasha labada dhinac iyo waxgaradka dega halkaasi ayaa hadda wada nabadeyn iyo waan waan la dhex dhigo beelaha ay dirirtu u dhaxeyso si loo dhameeyo colaadda deegaanka Rako ee gobolka bari.