Waxan ku Dalay qaxotiga Dadaab. Noloshay inta badan waxan ku nola Dalka America
Maxaad dhashay? wiil mise Gabadh?

Waxan ku Dalay qaxotiga Dadaab. Noloshay inta badan waxan ku nola Dalka America
Ohh. dacas baa igu tuureysa miya ka watey?dacas
Walaashey kugu ma tuurayo, abiihin lagub, war gabadha waa is fahmi la'nahaye nasoo dhax gala.Ohh. dacas baa igu tuureysa miya ka watey?
Some dialects sound so foreign lol
You just said you gave birth in refugee dadaab instead of saying I was born in "waxaan ku dhashtay"
Im a daqan Celis wara don’t expect much it’s like a fob trying to write in EnglishMaxaad dhashay? wiil mise Gabadh?
![]()
Time outWalaashey kugu ma tuurayo, abiihin lagub, war gabadha waa is fahmi la'nahaye nasoo dhax gala.
![]()
Huuno do u have a lisp?
it’s waxaan ku dhashay not dhashtay
Nah you good, lkn dacaska ima qashii waligaa ma maqal?Time outtacask is the only thing that through me for a loop. Then you said dacas so I thought slipper
war waan jaahwarerey
that's how it's pronounced
No. Never ??Nah you good, lkn dacaska ima qashii waligaa ma maqal?
Sidaan ma Boqorada Puntland kutahay?![]()
these niggas trying to play me. Making up words to throw me off
No. Never ??
Apologies,Thank YOU
@Raaxeeye you're out here speaking Southern slang and questioning my Punlandnimo?? I oughta slap you
View attachment 195277
And let me guess you from Mudug. war masaajidka cayarta kadaa ninyahow.Midkiinna ma higaadin karo sida saxsan.
Af-Soomaali waa luuqadi reer Mudug (waa hore) laakin wuxuu noqday luuqad reer "hooyo mataalo".
![]()
Midkiinna ma higaadin karo sida saxsan.
Af-Soomaali waa luuqadi reer Mudug (waa hore) laakin wuxuu noqday luuqad reer "hooyo mataalo".
![]()
waxay moqotay luqad
Luqad is feminine not masculine,
Mr. Mudug![]()
And let me guess you from Mudug. war masaajidka cayarta kadaa ninyahow.