I guess none of you can read Somali huh
haseyeeshee hoteelkii ay ku jireen waxa kala baxay koox deegaanka ah oo siideynta labadaasi wiil ku xidhay shuruud ah in loo siidaayo nin ku xidhan magaaladda Burco oo loo haysto kufsi uu ku sameeyey xaaskii uu qabay inan ay dhashay, kuwaas oo markii hore ka yimid Kaalkacyo, haseyeeshee Burco ugu geeriyootay kufsigii soo gaadhaymaadaama oo gabadh aad u yar ahayd
@Abdalla @Boqor Quark Boqor Cisman @Puntlandtheglorious
Tell us why Darood support baby rape
wiilkayga iyo wiilkan kale waxay Hargeysa ka baxeen jimcihii hore waxaanay Garoowe u tageen inay Paaspooro ka soo samaystaan, haseyeeshee koox deegaanka ayaa afduubatay waanay nala soo hadal siiyeen, waxaanay yidhaahdeen labadan wiil waxaanu u haysana Nin ku xidhan xabsiga Burco oo dawladda Somaliland haysato, waxaanay sheegen marka ninkaasi la soo daayo uun baanu siidaynaynaa, anaguna awood aanu kula kulano dawladda ma nihin, waxaan ka codsanaynaa inay noo siidaayaan caruurtaasi”ayey tidhi hooyada
That's the claim or their mother. She is dodging the L as well