How to say ‘honeymoon’ in Somali language?
in Somali language, honeymoon is called bisha malabka.
sources:
www.bbc.com
Akameemiyada Cilmi-baarista Islaamka ee Jaamacadda Al-Azhar ayaa ku talisay in la dhimo kharashka ku baxa aroosyada, sida sawirro-gelista iyo bisha malabka. Arrintaas waxay keentay hadal-heyn badan oo warbaahinta bulshada ah.
www.bbc.com
www.bbc.com
in Somali language, honeymoon is called bisha malabka.
sources:

Guurka: Talooyin muhiim ah oo loo soo jeediyay dadka isguursanaya - BBC News Somali
Waa dood muddo dheer taagan, meelo badanna laga yaabo in ay tahay caqabad ku hor-gudban mustaqbalka dhallinyarada guurdoonka ah ee ku hamminaya inay reero dhistaan.

Akameemiyada Cilmi-baarista Islaamka ee Jaamacadda Al-Azhar ayaa ku talisay in la dhimo kharashka ku baxa aroosyada, sida sawirro-gelista iyo bisha malabka. Arrintaas waxay keentay hadal-heyn badan oo warbaahinta bulshada ah.

Goobta lagu tilmaamay 'cadaabta' ee ku taalla Qadar ee 200 oo doolar lagu seexdo halkii habeen - BBC News Somali
Goobta lagu tilmaamay 'cadaabta' ee ku taalla Qadar ee 200 oo doolar lagu seexdo halkii habeen


Atariishadii "wadaadda isu baddashay" oo farriin soo dirtay - BBC News Somali
Sanadkii lasoo dhaafay ayey Sana Khan ka baxday xirfadda jilitaanka, waxayna isguursadeen Anas Saiyad.
