Have you ever seen cawaanimo like this. This is inter caroone infightingلعنة الله عليكم يا بنتو جرير عسمان
Aad ayaan uga xumahay xasuuqa iyo dhiilada colaadeed ee kasoo yereysa deeganka lamagaras oo ah degaan dhaca bartamaha D/ mahaday iyo D/mada cadale.
In dad xoolo iska ilaashanaa leyska xasuuqo waxa sidaas yeelana eey yihiin dad wallo ah oo meel wada degan waa wax aad looga xumaado.
Waxgaradka iyo culumada, 2mada beelood ee wada dhashay ee cabdalle xaroone iyo maxamed caroore , waxaan ugu baaqaya ineey Kala badbaadiyaan walaalahaas is leynaya.
Hada arintu waa bilow ee intaan si xoogan leyskugu hub aruursan Halla Kala gaaro.
Cabdalle Caroone iyo maxamed Caroone in Hal nin oo ka dhintay eey 6kale iska aar goostaan oo maataha ah wiliba duqow ah mhn wax lagu farxo.
Marki qofi qof dilo waxaa la rabay qofki wax dilay in 2mada beelod ee isla dhashay eey qofki wax dilay meel uga soo wada jeestaan oo eey isaga dilaan ama deystaan.
Lkn hada 6kale oo beeshi kale ah ayaa loogu aaray , waana wax diini ahaan iyo dhaqan ahaanba ku khaldan.
Sababtoo ah qof dinbi oo galay qofkale in loo dhibaateeyaa waa xaaraan xataa haduu la dhashay ama dhalay.
Khasatan Cabdalle Caroone iyo agoonyar waxaanleyahy Dad dagaalamo maahidiin oo waad wada dhalateen ee intii Naga dhimatay hada wey Naga dhinteen Allahne unaxariisto.
Ee inta kale ee dhiman Kala badbaadiya yaan leysku baabi,inee.
Waa iga talo walalayaal. Culimada iyo waxgaradka 2madaas beelood ee walaalala ahow manta arintaan waa idi sugee ee xaliya qof kalane yuusan Naga dhiman.
W/Q Hassan Ali Hashi

