"I consider Somalis and Moroccans the same. They're both Muslims. I remember when Morocco and Somalia were the only two African states that rejected colonial-imposed boundaries. We fought for Greater Morocco and Somalia fought for Greater Somalia. In the 1970s, Somalia was very active in Africa scene. They were good campaigners against colonialism. At that time, I thought they could unite Africa but things didn't turn out well, now they can’t unite themselves. I always have a debate with Somalis that come here. When I tell them they are Arabs, some proudly accept others say they are Africans. I tell them, you can be both Arab and African."
(Marrakesh, Morocco)
"Sidee u aragta dadka Soomaaliyeed?"
“Soomaalida iyo Marookaanka isku mid baan u arka. Waa dad wada Muslimiin. Waxaan xasuusta markii Soomaaliya iyo Morooko ee gebigood diideen inee aqbalaan xuduudihii gumeysiga ku so rogay Afrika. Waa labada dalal Afrikaan ah diiday arintaas. Anagana waxaan u doodi jirnay Morooko Weyn, idinkana Soomaali Weyn. Runti, Soomaaliya xiligii 70-dii, olole firfircoon ah muujisay oo waxay aad u diidi jirtay gumeysiga. Anagana waqtigaas waxaan qabnay in Soomaaliya awood u lahayd inee mideyso Afrika laakin nasiib-daro maysan dhicin. Hadda ayaga kala daadsan. Waxaan mar walba dood la gala Soomaali kasta ku arko Marrakesh. Markii aan u sheego iney yihin Carab, baar qaar toos u aqbala, qaarna waxay yiraahdaan inee yihin Afrikaan. Anigana waxaan ku dhaha, Carab iyo Afrika labadaba waad noqon karta. Qasab ma aha inaad mid kala doortid."
(Marrakesh, Morooko)