54 dead after clan fighting in Caabudwaaq

Jungle

VIP
Xaaladda deegaannadii shalay lagu dagaallamay ee gobolka Galgaduud oo maanta deggan iyo duugista meydadkii lagu mashquulsanyahay.

Xaalad degganaansha ayaa ka jirta maanta Axad ah deegaannadii shalay dagaalladu ka dhaceen ee waqooyiga gobolka Galgaduud, dagaalkaasi oo ahaa mid lagu riiqday, khasaare badanna sababay.

Inkasta oo aysan jirin tallaabooyin muuqda oo xagga nabadda loo qaaday, iyo waanwaano xalraadineed oo wax mira-dhal ah sameeyey, haddana sida muuqda shalay ayaa la iskugu gacmo daalay marka la fiiriyo dhinacada dirirtu dhexmartay ee ka soo kala jeeda Xeraale iyo xagga Cadaado iyo dhinaca kale oo ah Caabudwaaq iyo Balanballe, waxaana jira ciidamo aan badnayn oo xagga federaalka iyo Galmudug ah oo shalay goor gaaban degay meel labada dhinac dhexdooda ah.

Khadaarihii ugu badnaa oo inta la xasuusto oo hal gelin dhaca marka la fiiriyo dagaalladii deegaannadaasi ayaa shalay la dhashay iskudhaca, waxaana labada dhinac la tilmaamaayaa dhimasho in ka badan 54 ruux, halka dhaawucuna waa labanlaab ku dhawyahay.

Dagaalladaan beeleed ayaa salka ku haya shaxeexaysi iyo kala sheegasho xagga deeqa iyo deegaanka ah, taasoo sababtay iskudhacyo soo laalaabtay, dhiig badanna ku daatay, midda shalayna ay ugu dambaysay.

Inkasta oo aysan maanta wax xabbad ahi socon, haddana lama oga in ay sii socon karto degganaantu, waxaana maanta aad loogu mashquulsanaa aaska dadkii dhintay iyo daryeelka dhaawacyada.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa xalay xilli dambe magacaabay guddi nabadda ka shaqeeya oo guddoomiye looga dhigay wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdiwaayeel, kaasoo ka soo jeeda deegaannada waqooyiga gobolka Galgaduud.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.
 
Boon the deputy police chief of caabudwaaq was killed and most of the casualties are on Marehan side some I'm not suprised you react like this
yk you got xooged when you use your dead foot soldiers to score points on reer dalal :francis: Pick up your deads
 
68IQ can't be helped.

_hI291.gif
 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
Shouldn't you be donating blood right now ? forget the dead they are gone but you could be taking part in saving the 100+ seriously injured combatants that have filled hospitals in Guriceel, Cadaado and Xamar.

It would be a shame if the prisoners we have locked up end up having a higher survival rate than your injured kin, that would be so sad walahi.
 

Pastoralist

Dhib marku wah nokdo, Isku tiirsada
VIP
constantly hearing this, put all these war ready men and women against shabaab and increase troop mushaar to 400$. Everyone will join
 

Jungle

VIP
Shouldn't you be donating blood right now ? forget the dead they are gone but you could be taking part in saving the 100+ seriously injured combatants that have filled hospitals in Guriceel, Cadaado and Xamar.

It would be a shame if the prisoners we have locked up end up having a higher survival rate than your injured kin, that would be so sad walahi.
You, hg and the dir in that part of galgaduud are all cawaan fighting over empty desert.
 

Kizaru

Cast in the name of God Ye not Guilty
It’s beyond shocking wallahi and so sad may Allah curse the people who instigate cheer and are happy about any of this.
Cant imagine shooting your own ethnicity because the guy had 2 other last names and you had 4
 
Top