I doubt it will because it will cause fractures inside puntland. Waa lagu heeshiyay midnimada somaliyeed waa lama tabtan ah, ninka tabtana wa nin radinayo inay umada is disho, even though i disagree sometimes but you have to respect the wishes of the people waxay ku heeshiyeen. Meeshu ma aha jamhad yar oo qol isku soo xirtay oo somaliland ku dhawaqday kadibna qori caradisa ku hirgelisay. Puntland waa beelo hubaysan oo jamhad ahaa oo isku timi oo siyasad guud samaystay, waxad tahay loser weligeed kama dhicin somalia beelo jamhad ahaa oo mamul samaystan oo siyasadooda midayan.
Hartigu waxay ku heeshiyeen in federal la ahaado iyo midnimada somaliyeed lama tabtan ah. Wax kale naga dhaxayo run ahanti aan taasi ahayn ma jirto iyo si somali loo muujiyo inay harti diyaar yihin, waxaa laysku heeshiyay in aan anagu isjeclano oo somali tusino inay dhab naga tahay siyasada dee. Puntland waxan ku jecel ahay ma aha dad 'siyasad' ku sheegayo, iyaga isku dhaqayo waxay sheegayan si ay indhagu marqati ku noqoto oo aysan ahayn af keliya
Lol dude work on your paragraphs. It's already hard enough trying to read it in afsomali.
Puntland has our blessing to leave. The constitution in Xamar won't be done for at least a decade. Would make sense to fix your own disagreements asap and go off on your own instead of wasting time.
I'll be sending over spiritual support when you try to take Sanaag.