Af Soomali Thread

Status
Not open for further replies.
S

SOMACOON

Guest
Wax kale ha Ku hadlin
Luuuqa Soomaliga kaliyaa hala is dhaafsado, af gaalka iga ilaali



Madaamo aad fahantahay sharciga inoo tagaan


Maxaad heysaa? Warka keen
 
Last edited by a moderator:
Q

Queen Carawelo

Guest
Haye war cusub.


Suaal baa ku qabaa, maxa sidi naag ninkeyda Aan kaqatay maxa ugu xaanagsantahay. Mar mar waxaan is dhaha kan waa doqon nolosha Ka dhacday.




Nice thread!
 
S

SOMACOON

Guest
Haye war cusub.


Suaal baa ku qabaa, maxa sidi naag ninkeyda Aan kaqatay maxa ugu xaanagsantahay. Mar mar waxaan is dhaha kan waa doqon nolosha Ka dhacday!

See camal, anigu marxalada markey ila macaantahay ayaan ku yara tuurtaa, micno ilama ahan. Balse adigaa runti sarbeeb la'aan hadli karin marka in laguu yara kiciyo

Nice Thread!
Waad ku mahadsantahy balse af gaalka iga ilaali
 
Last edited by a moderator:

HalyeeyQaran

Citizen of Southwest State
Aad baan uga heley qorshahani cusub runtii. Saaxiib, waad ku mahadsantahey inaad inoo furtid barnaamijkani cusub.
 
S

SOMACOON

Guest
Aad baan uga heley qorshahani cusub runtii. Saaxiib, waad ku mahadsantahey inaad inoo furtid barnaamijkani cusub.
Adigaa mudan sxb, waxaan is iri ajaanibta bal aan ceebta ka qarsano. Hada bal yaa Ina fahmaayo? Hala is aflagaadeeyo camal lol
 
S

SOMACOON

Guest
Ruuuxi tabay inuu qoslo adoo raali ah waxaa qortaa, "kkkkkk"
Qosolka, "hahaha" dhaqan inoo ma'ahan, waa qosol gaal ee iga ilaali
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top