Af Soomali Thread

Status
Not open for further replies.
S

SOMACOON

Guest
Xagee adiga dagantahay? Somali ku qor.
Anigu waxaan ku noolahay mareykanka sidookale, gaar ahaan gobolka California.
Barafka Minnesota bal ka waran,
Ma kareysay mase waalagaa raayay? Kkkkkk
 
Anigu waxaan ku noolahay mareykanka sidookale, gaar ahaan gobolka California.
Barafka Minnesota bal ka waran,
Ma kareysay mase waalagaa raayay? Kkkkkk
Anigaa ka raayay qabowka. Waxaan xirtaa galoofyow maqaar ka sameysan, jaaked qabowka, iyo kabaha qabowka loogu talogalay marka anigaa ka raayay sifiican.
 

Figo

|Garowe|Jalam|Galkacyo|
VIP
Waaw ma saas baa kabaha markay iga go'aan wabaan iska turaa maba ogeyn inuu kabo tole uu joogo magaaladaan aan daganahay.
.
anewpu3.gif
I fahan noh bey
iga tagan tahay walle.
 

Bahal

ʜᴀᴄᴋᴇᴅ ᴍᴇᴍʙᴇʀ
VIP
Waa wareey, aad iyo aad baan ugu faraxsanahay barnaamijkaan cusub oo Jaalle Tycoon noo bilaabay.

Tan labaad, maadaama aaynu nahay Jaaliyada Somalispot, waan inaannan marnaba is barbardhigin wasakhda somnet oo guur iyo wax loo joogin dhaqan ka dhigtay.

Waxaan ka xumahay laakiin rag naga maqan oo si aad iyo aad uu xun loo gumeystay oo si gardara ah loo tarxiilay. Waxaan isku ogeyn in dadka la caburin laakin kaligii taliye Abdi Gaal baa sharafta nooga ciyaaray. Waa inaan iska ilaalina gumeysigii oo aan ka soo wada cararnay waa iga dardaaran.
 

Oscar

Het beste uitzicht
bil ka hor maxkamad ayaan lahaa, waxa isii raacay adeerkay oo magaciisu yahay "Mr Kooshin" markaan istaagay judge'kii wuxuu igu xukumay "Caution" adeerkay ayaa istaagay oo yidhi "i am mr Kooshin" waxa loogu jawaabay "No caution" No im mr Kooshin ayuu ku jawaabay" mar dambe adeerkay waa la xidhay oo "caution ba la siiyey"
 
No I would never lower myself to such things:childplease:
@Air Jalam :pacspit:
Also you niggas stop @ in to this thread I avoid somali written threads for a reason that shit stress my brain:ufdup:
Repairing and making shoes is not something to be ashamed of. What would people in somalia do without kabo tole? Have you thought about that?
 
S

SOMACOON

Guest
Waa wareey, aad iyo aad baan ugu faraxsanahay barnaamijkaan cusub oo Jaalle Tycoon noo bilaabay.

Tan labaad, maadaama aaynu nahay Jaaliyada Somalispot, waan inaannan marnaba is barbardhigin wasakhda somnet oo guur iyo wax loo joogin dhaqan ka dhigtay.

Waxaan ka xumahay laakiin rag naga maqan oo si aad iyo aad uu xun loo gumeystay oo si gardara ah loo tarxiilay. Waxaan isku ogeyn in dadka la caburin laakin kaligii taliye Abdi Gaal baa sharafta nooga ciyaaray. Waa inaan iska ilaalina gumeysigii oo aan ka soo wada cararnay waa iga dardaaran.
Odeyaasha aqalka ku soodhawoow aqalka. Waad iska ogatahay meel ey Soomali isku timi cabur in laga waayin. Wuxuu noqday dhaqan saafi inoo ah
 
S

SOMACOON

Guest
bil ka hor maxkamad ayaan lahaa, waxa isii raacay adeerkay oo magaciisu yahay "Mr Kooshin" markaan istaagay judge'kii wuxuu igu xukumay "Caution" adeerkay ayaa istaagay oo yidhi "i am mr Kooshin" waxa loogu jawaabay "No caution" No im mr Kooshin ayuu ku jawaabay" mar dambe adeerkay waa la xidhay oo "caution ba la siiyey"
kkkkkkkkkk MR. Koshin hala baro caution waxa laga wado
Birito take caution ayaa la oron asoo gaari wado markaasey, "take me where" ka dhici doontaa kkkkkk
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top