Af Soomali Thread

Status
Not open for further replies.
S

SOMACOON

Guest
@Duchess waxey Ku soo gashay nagu kala wad, markasey oron caadi iska dhig.
Soomali iyo madax adeeg maxaa isku galay?
 
S

SOMACOON

Guest
Waxna kkkkkkk. Oo ma wax ceeb baa laga hadlayaa.
Maya balse muranka qolka ka dhaco ayaan hoos u qarineynaa.
Waxaan is iri meeshi ingriiiis la isku aflagaadeyn lahaa, ceebta hala asturo oo Soomali ha lagu hadlo kkkkkkk

Lkn adigu waad qalbi furan tahay, qof kugu adkeyn karo malahan lol
 
Waa sax. Waa aragti fiican. Adiga miyaa sawirka shaashada kuu saaran.
 
S

SOMACOON

Guest
Waa sax. Waa aragti fiican. Adiga miyaa sawirka shaashada kuu saaran.
Waxaan rabay sawirka hada ii saran inan Ku badalo balse gacantaa ku dhacday. Haa sawirka aniguu ahaa, waan ka xumahay inaan sidaa isku qarxiyo ma rabin kkkkkkk
 
Figo

|Garowe|Jalam|Galkacyo|
VIP
Kkkkkkkkkkkk ST rageedii baad tahay

@AbdiJohnson Warkaaga ninyo pizza da meel iska saaro kala afkaaga hooyo wax ku qor.:lolbron:

@bandit
Kabo talo ninyow kaba haygii mala farganaysaa lacag intaas u badan bilaash kuma siinin bila calayk dhamee kabaha shaqo ba leeyahay bari.:pachah1:
 
@Air Jalam

2rfcuvc.jpg

Pizza kaygi maanta macaan mhmmm

:ahhhh:
 
Figo

|Garowe|Jalam|Galkacyo|
VIP
Kabo tole miyaa yarka?
Haa walaal. Isku magaalo baad jogtaan. Wax kabaha kuu tola hadaad u bahatid asaga u tag waa nin shaqa fiican. Kabahuu ii tolay ilaa hada waxba igama gaarin.:obama:

@AbdiJohnson :drakekidding:Reerka inaa waco weeye oo dhaho ninkaan pizza da halaga qabto.:damn:
 
Waaw ma saas baa kabaha markay iga go'aan wabaan iska turaa maba ogeyn inuu kabo tole uu joogo magaaladaan aan daganahay.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top