Arms shipment seized by Caabudwaaq citizens

Somali Saayid

Frm President of Somalia, MP for Life, Cheese Love
VIP

Habar ciise have already installed dshks on their pickups and more pickups will be bought soon.
 

Attachments

  • IMG_0703.jpeg
    IMG_0703.jpeg
    1.1 MB · Views: 66

Yami

Trudeau Must Go #CCP2025
VIP
thats the problem, they are literally just people, not militia, police or state military. its still crazy to me that majority of people on this thread see absolutely no problem with citizens looting military grade hardware like its still 91, if they didnt want to send it back they should have let gm admin handle it.
this is exactly what people mock somalia for, anarchy, no law, authority or accountability just people doing whatever they want

if this is normalized embargo will be slapped back on us in no time
Remember when I said everything south of PL controlled Mudug was xoolo a few days ago? My words aged like fine wine nigga :mjlol:
 
Last edited:

Somali Saayid

Frm President of Somalia, MP for Life, Cheese Love
VIP
War-saxaafadeed
Ugaas Mohamed Ugaas Ahmed
Tr; 18/07/2024

Sida la wada ogyahay, koox abaabulan, oo ka ganacsata hubka shircidarrada ah, ayaa saanad ciidan oo kontarabaan ah, soo gelisay Waqooyiga Galgaduud, 16kii July 2024.

Hubkaas, oo ahaa mid aan lagu wargelin hoggaanka dhaqanka, madaxda maamullada iyo guud ahaan dadka deegaanka, ayaa qarka u saarnaa in uu gacanta u galo kooxo halis ah, qatarna galiyo amniga deegaanka, dowladda Galmudug iyo guud ahaan Dalka.

Si looga baaqsado halistaas, ayuu shacabka waqooyiga Galgaduud, oo ah mid mar kaste foojigan, si dhiirranaan leh, uga hortagey isku daygaas lagu tahriibinayey hubka sharcidarrada ah. Ciidamada amniga ee galbinayey hubkaas waxay ku fashilmeen in ay shacabka ka qanciyaan walwalka amni ee la soo darsay, waxayna taa beddelkeeda ugu jawaabeen jaho wareerin iyo xasuuq aan loo meeldayin, kaa oo galaaftay 12 qof, halka ay ku dhaawacmeen 50 muwaadin.

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo caddeysay in hubkaasi uu ahaa mid sharcidarra ah, ayaa waxaa haddana ayaandarra ah in ay u gooddisay shacabkii baajiyey qatartaas, iyada oo aan waxba ka ka soo qaadin shacabkii ay, sida bahalnimada ah, u xasuuqday, iyada oo maanka lagu hayo in dhammaan beelaha Soomaaliyeed ay hubeysanyihiin, oo aysan jirin cid lagu sameeyey hub-ka-dhigis, taa beddelkeedana ay dowladdu hubeysay dhinacyo gaar ah.

Hubka lagu soo tahriibiyey Galmudug waxuu baal-marsanyahay shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ah ee la xariira maamulka iyo xakameynta hubka, ka hortagga qulqulka hubka sharci darrada ah iyo ka hortagga danbiyada abaabulan. Sida daraaddeed, Waxaan dalbaneynaa qodobada soo socda:

1. In si deg deg ah ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaadato mas’uuliyadda shacabkii ay ku xasuuqday deegaanka Shiilmadow ee degmada Caabudwaaq 15kii July 2024, iyaga oo difaacanaya amnigooda gudaha.

2. In dowladda Galmudug ay qaadato doorkeeda ku aaddan tirakoobka qasaaraha shacabkeeda ka soo gaaray dhacdadaan iyo in ay ku dhiirrato tallaabooyinka sharciga ah ee ku habboon fal-danbiyeedka isugu jira tahriibinta hubka sharci darrada ah iyo xasuuqa shacabka.

3. In cid kaste oo ku leg leh ka ganacsiga hubka sharci darrada ah ay joojiso falkaas, innaga oo uga digeynno in ay mar kale isku biimeeyaan ficilkaan qar-iska-tuurka ah.

4. ⁠In baaris caalami ah lagu sameeyo dhacdadaan, maadama danbiyada tahriibinta hubka ay yihiin kuwa saameenayo amniga gobalka iyo dhaqaalaha adduunka, ayna tahay mid ka gudubtay xuduudaha Dalka.

5. ⁠Waxaan ugu baaqaynaa bulshada deggan xuduudadaha Dalka in ay ilaaliyaan amniga, kana hortagaan falalka sharcidarrada ah, maadaama aysan wali Dowladdu si buuxda ula wareegin masuuliyadda ilaalinta amniga xuduudaha Dalka.

Wa Billaahi Towfiiq.
 

Somali Saayid

Frm President of Somalia, MP for Life, Cheese Love
VIP
DEGDEG: .Fartaag oo hadda ah wasiirka amniga Somaliya ayaa ku wajahan Caabudwaaq oo hubkii ugu badnaa dalka uu hadda yaalo.

Fartaag ayaa wada iskudeygii ugu danbeeyay ee lagula xaajoonayo shacabka deegaanka oo diiday iney wax wada hadal ah galaan.

Haddaba makula tahay in Fartaag uu hub soo celin karo ?

Caabudwaaq TV
 

Somali Saayid

Frm President of Somalia, MP for Life, Cheese Love
VIP
DEGDEG: .Fartaag oo hadda ah wasiirka amniga Somaliya ayaa ku wajahan Caabudwaaq oo hubkii ugu badnaa dalka uu hadda yaalo.

Fartaag ayaa wada iskudeygii ugu danbeeyay ee lagula xaajoonayo shacabka deegaanka oo diiday iney wax wada hadal ah galaan.

Haddaba makula tahay in Fartaag uu hub soo celin karo ?

Caabudwaaq TV
Fartaag haddii uu Xasan Sheekh soo dirsaday ee uu yiri orad hubkii iigasoo qaad, sidaasna uu kusocdo waxaan qabaa reer Caabudwaaq inay Xabbad midig iyo bidix ka dhigaan kabihiisana ay kasoo cayriyaan.
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
DEGDEG: .Fartaag oo hadda ah wasiirka amniga Somaliya ayaa ku wajahan Caabudwaaq oo hubkii ugu badnaa dalka uu hadda yaalo.

Fartaag ayaa wada iskudeygii ugu danbeeyay ee lagula xaajoonayo shacabka deegaanka oo diiday iney wax wada hadal ah galaan.

Haddaba makula tahay in Fartaag uu hub soo celin karo ?

Caabudwaaq TV
This clear message from Qoslaya, biggest Qabilist you will ever met. Let him go there as he use to go to his kin villages.
 

Trending

Top