Fighting in Doolow between FGS & Jubbaland troops. Somali gov accuses Ethiopian troops of 'unprovoked aggression'

cow

VIP
Ulusow is a headless chicken. He was no strategy whatsoever.

Ulusow will fail in gedo like he failed in Lower jubba.

All these nobodies like fartaag iyo shimbir have no backing from any MX.

The only man that can get local support is Hiiraale and Hiiraale put many conditions on Ulusow which Ulusow cannot do.
 
Somali Saayid

Nabad & Nolol
VIP
Looks like HSM ploy has been foiled yet again.

#Allaha ha u naxariisto Sargaal Mohamuud Adan Muxumed Qoorgaab oo ku geeriyooday qaraxii ka dhacay wadada u dhaxaysa Dolow iyo Baladxaawo.

Qoorgaab ahaa darawal gawaarida gashaaman ride qoryaha culus iyo kuwa fudud .

Sargaal qiimo badan ahaa samir iyo iimaan Alle haka siiyo dhamaan ehelka qoyska qaraabada saxiibaha iyo ciidamadii uu ka baxay..

AUN

#Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Doolow.

Wafdigan oo iskugu jiray wasiiro iyo xildhibaano dowlad goboleedka Jubaland oo soo gaaray magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sabab u lahaa in ay xabad ka dhacdo degmada Doolow maanta. Dowladda dhexe ee Soomaaliya oo horay u amartay in uu xiranyahay goroonka Doolow ayaa ku amartay ciidankeeda in ay hor istaagaan diyaaradda ka timid Kismaayo.

Balse ciidan ka amarqaata gudoomiyaha Doolow Maxamed Lafeey iyo kuwa Itoobiya ee haysta amniga garoonka ayaa ka hortagay ciidamo boolis iyo nanad sugidda Doolow ah oo fulin rabay amarka ka yimid Dowladda dhaxe.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaana ka dhashay waxaana hadda amniga magaalada gacanta ku hayo ciidanka Itoobiya iyo kuwa Jubaland.

Sidoo kale ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya oo ka soo baxay magaalada Beledxaawo oo kusoo wajahnaa ayaa dhabaha xiriiriya labada magaalo ku qabsaday qarax miino kaas oo ka dhashay dhimashada hal sargaal oo darawal ahaa.

Daqiiqad kasto waxaa la filan karaa inuu dib u qarxo dagaalka, mana jirto wax waan waan ah oo xaaladda lagu qaboojinayo.
 
He has already failed sxb. I just want to see the itoobiyan removed forget about fartaag and other horgal shenanigans
 
This is reported by a guy named Yahya Mohamed Abdullahi
 
cow

VIP
He has already failed sxb. I just want to see the itoobiyan removed forget about fartaag and other horgal shenanigans

Itoobiya is only in doolow. In baardheere iyo garbahaarey they are very few, which is why it was easy for shimbir to take over because the horgals for madoobe also don't have any backings from mx.
 
Somali Saayid

Nabad & Nolol
VIP
Itoobiya is only in doolow. In baardheere iyo garbahaarey they are very few, which is why it was easy for shimbir to take over because the horgals for madoobe also don't have any backings from mx.
It's only Ina Laafey that feels comfortable because he's got Itoobiyan on his side.
 
TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
VIP
You many not like HSM but for once I applaud his actions. Itoobiya must be removed from Gedo. Permanentl

I hope he can do at least that much
Absolutely sxb, Itoobiya must be removed I think its time shacabka Doolow take up arms and assist SNA. Notice how pro Madoobe Kablalax are supporting these gaals to humiliate us? Jubbaland will never have our interests at heart.
 
Somali Saayid

Nabad & Nolol
VIP
Ciidamada Dowlada Fadaraalka Somaaliya ee ku sugan Degmada Doloow ayaa xiray dhamaan wadooyinka gala garoonka Diyaaradaha xili saacado ka hor ay soo degtey diyaarad Magaalada Kismaayo ka timid oo sidey wasiiro xildhibaano Dowlad Goboleedka Jubaland.

Ciidamadan oo aad u hubaysan ayaa amar lagu siiyey in waftigii saarnaa diyaarada ay soo gali karin Magaalada ayna dib uga laabtaan Kismaayo, waxaana dhanka kale wararka la helayo ay sheegayaan in diyaarada ay qaadi doonto Waftigii hore Magaalada u joogey ee uu hogaaminayey Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan.

Magaalada Doloow ayaa lagu arkayaa Ciidamo aad u hubaysan oo taagan goobaha suuqyada mana jiro wax dagaal ah oo dhacay marka laga soo tago xabado yaryar goor sii horeysey dhacay.

Itoobiyan troops seemed to be confined to the airports and it's surrounding area. JL troops looks to have been close to breaking before Itoobiyan intervention. Despite the qarax that killed a major sarkaal it looks like gurmad from beledhawo is still coming. I think that gurmad whether it arrives or not will decide the battle.
 
Absolutely great news, if SNA reinforcements from Beled Xaawo arrive, it could lead to capturing airport and expelling Itoobiya. I think HSM should also fly in some troops from Garbaharray and then they can travel by road to allieviate pressure from Itoobiya in Dolow.
 
Somali Saayid

Nabad & Nolol
VIP
JL Offical Statement
1734967955947.jpeg
 
Absolutely great news, if SNA reinforcements from Beled Xaawo arrive, it could lead to capturing airport and expelling Itoobiya. I think HSM should also fly in some troops from Garbaharray and then they can travel by road to allieviate pressure from Itoobiya in Dolow.
Why don't Qoslaye fly you in? It's easy to demand others die on a failed mission while you safely sit in your council home abroad collecting your cayr cheque..
 
Somali Saayid

Nabad & Nolol
VIP
War kooban: Ciidamada Amniga Garbahaarrey ayaa xiray qaar ka mid ah Nabadoonadi shalay ka hadlay magalaada kuwaas oo ka digay gobalka in la keeno coladii Raaskaambooni, Xareed Nuur Shareeco iyo Ibraahim Guuleed ayaa ka mid ah ah Nabadoonada la xiray, shalay dhibaatada ay ka diigayeen ayaa ka dhacday saaka Dolow. Iyado will Somaaliyeed ay dileen ciidamad Itoobiy ee Dolow jogo. Gobalka ayaa sii galayo xasarad xiisado xambaarsan oo dadka indhergaradka ay ka digayeen.

Khasaraaha ka dhashay dagaalka Dolow ayaa lagu sheegay in ciidamada Dowladda sadex askari ay ka geeriyoodeen 6 kalana ay ka dhawaacmeen, Dhanka Itoobiyo waxaa jirto Khaasaro gaaray ciidamadooda waxaa la arkayay gaawaarida gurmadka deg deg ah oo daabulayo Khasaraaha dagaalka ku soo gaaray. Xaalada magaalada ayaa hadda degan.

Dhanka Baladaxaawo Khasaaro ayaa ka soo gaaray ciidamada Qaranka qarax dhacay wxaa ka geeriyotay labo askari. Sadex kalana dhaawac ayaa soo gaaray kuwaas lagu dabiibayo goobaha cafimaadka magalaada Baladaxaawo ayaa degantahay xaaladeeda.

Costly Itoobiyan-JL Victory?
 
Cheap. They can always forcefully conscript some gaajo teens from Oromia
 
Top