Guul DeniFlight to bosaso workin finethe 1 meter bunker aminson bunker is powerless
#Boosaaso: Diyaaradda Daalo Airline ayaa saaka ka degtay garoonka diyaaradda Boosaaso, iyadoo sii qaadi doonta rakaab ku wajahan Xamar iyo Nairobi. Xili shalay ay ka baaqatay safarkeeddii Boosaaso iyadoon cadayn sababta.
View attachment 343014
