Barxada Galkacyo, following in Garowe Model.
Maayor-ka Degmada Gaalkacyo ayaa saka dhagaxdhigay Dhismaha Barxada Cusub ee Magaalada Gaalkacyo oo saaka lagu bilabay dhismaheeda
Munaasabadan dhagaxdhiga ayaa waxaa kasoo qaybgalay Gudomiyaha Gobolka Gudiga horumarinta Degmada, Ganacsato iyo Laamaha amniga Degmada
Dhismaha barxadan caalamiga ayaa waxaa iska kaashanaya Maamulka Degmada, Gudiga horumarinta degmada, maamulka Gobolka iyo Shirkada dhismaha wadooyinka ee ELGAR mashrucan ayaa waxaa laga girgalinayaa Bartamaha Magaalada gaar ahaan kasoo horjeedka Isbitaalka Weyn ee Gaalkacyo iyadoo la filayo in dhawaan ay so gabogabowdo
DHAMAAD XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGALINYA DOWLADDA HOOSE DEGMADA GAALKACYO.