Garowe Developments

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Im impressed with Al-Bashid. Were getting first ever under-ground building

Eng. Ben Mulonzi supervising concrete pumping work in underground story-building in Garowe.

120844619_3364351320318701_254285549258124956_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
No excuse for the lego type of interior in many Puntland buildings, when we have an active interior designers like this

GAROWE oo laga furay Shirkad aan Puntland horay uga jirin.
Raasamaal Tiles Waa shirkad Cusub oo laga hirgaliyay Garoowe Taas oo qaabilsan Qalabka dhismaha qurxinta guryaha iyo Xafiisyada
Waxay ku taal Jidka 30ka ka soo horjeedka Doog-hays
Wixii Faahfaahin ah kala Xiriir
00252-905629632

309288682_630566515301665_4353526605764887520_n.jpg

309166566_630566488635001_564108273834549703_n.jpg

308878314_630566561968327_4528839068816174129_n.jpg

308864001_630566745301642_2686359125112117821_n.jpg

308837370_630566795301637_4029054608846162766_n.jpg

309124204_630566841968299_6757499908989874608_n.jpg
309121681_630566925301624_5035228393104251218_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Xafladda Xarig jarka Mirage Guesthouse Garowe

Waxaa sharaf wayn ii ahayd inaan Garowe ka furay Guesthouse casri ah oo u qalabaysan si heer caalami ah adeegyadiisuna ay u dhanyihiin.

Mirage Guesthouse wuxuu noqonayaa kii sadexaad oo shirkadda PRS ay ka hirgeilso casimadda Puntland ee Garowe.

Shirkada PRS waxay shaqa biloowday Jun-2012 waana shirkad shaqa abuur balaaran ku soo kordhisay wadanka waxay ka hawlgashaa geyiga Soomaaliyeed oo dhan dhinaca Puntland waxay fursad shaqo u abuurtay in ka badan 500 (shan boqol) oo qof oo Shaqaale ah oo kala jooga magaloyinka (Bossaso, Garowe iyo Galkacyo).

Shirkaddaha noocaan oo kale ah ma ahan kuwa ay ka faa’idaan dadka iska leh oo keliya ee waa kuwo ay ka fa’idaystaan dadka Soomaaliyeed oo dhan fursad shaqana u abuurta dad dhalinyaro u badan.

Waxaan hal-abuurka iyo ganacsatada Somaliyed ku dhiiri gelinayaa in waqti iyo hantiba la geliyo mashaariicda ay umaddu wax ka fa’idayso si aynu uga baxno shaqa la’aanta ka jirta wadankeena.

Ugu-danbayn waxaan u mahadcelinayaa masuuliinta dawlada Puntland ee xariga kajaray Mirage Guesthouse Garoowe iyo kuwii federalka ahaa ee nagalasoo qaybgalayba kuwaas oo kala ah:
1. Wasiirka Ganacsiga: Cabdullaahi Cabdi Xirsi
2. W/k Wasaarada maliyada. Cumar Axmed Fiqi
3. Xil. Sharmaarke Garaad Saleebaan
Mahadsanidiin
Xil. Omar I Waaberi

127165760_122723089620211_1247017032740860533_n.jpg

127136382_122722672953586_924248889052426996_n.jpg

127234892_122722639620256_278603578358732179_n.jpg

127178574_122722992953554_2885144496136134788_n.jpg

127471826_122722942953559_5336346864419121115_n.jpg

127091563_122723059620214_1182364645375979369_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Garowe: Waxaa xariga laga jaray Hotel Gallad oo ah hotel cusub kaas oo ay hirgaliyeen Ganacsato reer Puntland. Caawa ayaa si rasmi ah xariga looga jaray.

Gudoomiye Tigey Shaqo Wacan.

366571330_6786094584763628_9134071131755735508_n.jpg

366286728_6786083781431375_306731528212014242_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Shirkada Gorgor Group oo ah shirkadda ugu ballaaran ee iibisa albaabada Turkey-ga ah iyo Mutuleelka (Marmarka), Kuwaas oo laga keeno wadamada Turkey, Imaaraadka, India iyo Iran ayaa xarun ka furatay caasimadda Puntland ee Garoowe.

Gaar ahaan waxay ku taal kasoo horjeedka Hotel Shariqa.

Hadaba wixii faahfaahin ah kala xiriir:
+252905449988/905449977

365306438_792365299351200_5756636737856893633_n.jpg

366494024_792364652684598_5602213274816750816_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Marwo Furniture: Xarun qurxineysa jikooyinka iyo guryaha, haysana qalab casri oo caawa laga furay caasimadda, Garoowe.
Ma damacsan tahay waayadan aroos ama guri cusub
👇

Waxa ay ka soo horjeedaa AJJ hotel.
Tell:+252905606024/0907045098
📸
Ilsan Media

365759015_837884151035000_218328135243855517_n.jpg

365756101_837884017701680_7890753345455370041_n.jpg

365772321_837882774368471_7233321754090921138_n.jpg

365789322_837882321035183_3103904117139252286_n.jpg

365753479_837882521035163_8501203442059442055_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
32 Litter Bins Strategically to be placed across the city(areas with lots of foot traffic and busy areas with more litter). I urge to secure the bins due to thugs who may damage or steal it.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
1000 Homes for Diplaced Nomads From Drought. I think it would've been wiser to set up livestock for them, we don't need more un-employed ppl in urban areas. At least if their nomads, they will contribute 'goods' towards our market and make money or export which will lead to govt revenue generation.

#Sawiro-: Dhagax Dhiga 1000 Guri oo lagu Talagalay Dadka Danyarta ah iyo Abaartu xoolahooda Ka Dhamaysay ayaa laga daahfuray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland
Haayada NRC iyo dowlada hoose ee Garoowe ayaa iska kaashadan mushruucan.
📸
Ayup Matan

But good to see some town-plan involved

#Sawiro-: Dhagax Dhiga 1000 Guri oo lagu Talagalay Dadka Danyarta ah iyo Abaartu xoolahooda Ka Dhamaysay ayaa laga daahfuray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland
Haayada NRC iyo dowlada hoose ee Garoowe ayaa iska kaashadan mushruucan.
📸
Ayup Matan

394373525_913183100176424_5032783360188745538_n.jpg

394387345_913184900176244_2169904571470794838_n.jpg

394642006_913182923509775_2533496673014009386_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Axmed Bashiir Muuse (Cirro) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuca xalka waara ee garowe kaas oo Guryo loogu dhisaayo Dadka Barakacayaasha ah iyo dadka ay saameeyeen Abaarihii Dalka soo maray.
Sidoo kale dhagax dhigaan ayaa waxaa qayb ka ahaa Waddo loo xamaynaayo Xaafadan Cusub.

Wasiirka howlaha guud maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo masuuliyiin kale ayaa duleedka Koonfureed ee Caasimadda ka dhagax dhigay dhismaha xaafad cusub oo lagu Magacaabo Howl-Wadaag.

Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
It seems like these 'dwellings' is a mix of non locals and locals, not sure what the ratio is tho local to non local allocation. Local should always get priority as these ppl will defend this state. It's sad but these non locals 'make' money in PL and send it back to their homelands while not contributing a cent to the state thru taxes or our economy, now we give em free 'housing' on top of it. Pathetic truly Pathetic.

PL thinks 'marti' relation is 1 'sided' only the PL side only even if the guest is draining our resources while keeping their own separate in their land, wats sadder they dont pay taxes either, they send every cent back home, they don't even build homes locally and live in 'tents' so they don't expend any 'dollar' towards the host. This unfair and totally 1 sided relationship is unworkable.

I will literally go to their Camp sites with my loud speaker preaching all this and telling them this an unworkable relationship and just to go home cause u send everything back there anywhere plus u wanna leech on our limited resources while yours is yours separately and not contribute a cent who u think we r

Tv Show News GIF by CBBC

Mean Girls GIF
 
They got to go.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
What a waste of investment. The locals don't need GYM, 90% are below the nutritional standard

Garoowe: Shirkadda Shibbiin Fitness Center oo Gym casri ah kusoo kordhisay caasimadda Puntland. @highlight

Top