πππππππ: ππππππ πππππππ .
Waxaa maanta la bilaabay dhismaha wajigii ugu danbeyey waddada xirriirisa cisbitaalka weyn ee Garoowe dugsiga sare ee Gambool iyo Jaamacadda #PSU.
Dhismaha waddadaan ayey baahi badani u qabeen dadweynaha ku dhaqan magaalada Garoowe .
Dhanka kale dhismaha waddadan ayaa kor uqaadaya bilicda , amniga iyo ganacsiga magaalada .
Mashruucaan ayaa waxaa fulinaysa Dowlada hoose ee Degmada Garoowe oo taageero ka hellaysa Banka Aduunka
Someone stop this moryan opposition lookin for power and will risk all garowe development. Hubkani waxaa uu bahan 'oog' not Garowe. Mark my words these moryan have a pact with SL to carry out attacks on election day at Oog while they keep PL forces busy in Garowe who can't go there for more QANIIMO.