Isn't it weird?

Status
Not open for further replies.

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
No worries
Maxa u dhihi waysid ma garan karo luqdada somali'eed inta dhihi laheed engreeska ba ka sahlan sambac waxid oo Iska socdo sidi xoolaha camal bila dhiig bela sharaf eey waxid sidi wajigiisa u madow yahay bu qalbigoodana u madow yahay :ftw9nwa: illahay ba kugu dharshee bidaartiisa inta la eeg tahay bal arks Maxa u mooda Jupiter miise Venus kkkk
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Dhad iis nacay ba meeshan ku jiro sidi xaarka camal dhulka Iska yaalo oo madaxa hataa kor u qaadi karin oo tabcaan ah ka taalo feebaro xayso war illahay hadu ku roon yahay oo u baahan Ina falaabo lugu suuro :ftw9nwa:
 
Man I'm gonna admit I found it so difficult to understand since my vocabulary is at a 4 year old child's level
 
Dhad iis nacay ba meeshan ku jiro sidi xaarka camal dhulka Iska yaalo oo madaxa hataa kor u qaadi karin oo tabcaan ah ka taalo feebaro xayso war illahay hadu ku roon yahay oo u baahan Ina falaabo lugu suuro :ftw9nwa:

War is deji. Anaga europe iyo America ayaan ku soo korney. Qaar wiligood wadanka ma aadin. Waa mucjiso iney ba afka fahmi karaan. Negativity-ga iska daa. InshaAllah laakin thread af somali wuu fiicnaani lahaa inaa la sameeyo.
 
Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Maxa u dhihi waysid ma garan karo luqdada somali'eed inta dhihi laheed engreeska ba ka sahlan sambac waxid oo Iska socdo sidi xoolaha camal bila dhiig bela sharaf eey waxid sidi wajigiisa u madow yahay bu qalbigoodana u madow yahay :ftw9nwa: illahay ba kugu dharshee bidaartiisa inta la eeg tahay bal arks Maxa u mooda Jupiter miise Venus kkkk

Ana waxan ka yabay adiga waxa la moda inad 13 jir tahay sidad mar kasta kolba xanaqasid

Ta labad af Soomaaligaygi wa caadi wan Hadli kara iyo wan qori kara lakiin waxa Igu yara dhib qoralka iyo vocabulary Wayo? Weligaygi skool man tegin oo afka hooyo an ka qayb galo

Adna waxad joogta engriiska marka waxad ubahnayd inad baratid engriis kaliya aniguna Sweden ban deganyahay marka ku dar Swedish iyo engriis an qasab aheyd an barto

Hadalkaga badan sii wad hadad ciyaal tahay
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Ana waxan ka yabay adiga waxa la moda inad 13 jir tahay sidad mar kasta kolba xanaqasid

Ta labad af Soomaaligaygi wa caadi wan Hadli kara iyo wan qori kara lakiin waxa Igu yara dhib qoralka iyo vocabulary Wayo? Weligaygi skool man tegin oo afka hooyo an ka qayb galo

Adna waxad joogta engriiska marka waxad ubahnayd inad baratid engriis kaliya aniguna Sweden ban deganyahay marka ku dar Swedish iyo engriis an qasab aheyd an barto
Hadalkaga badan sii wad hadad ciyaal tahay
War nac nacdaa iska dhaaf ee nin rag Iska ldhig indho koolo iyo foundationka wajigada ka tirtir oo iis toosee naf lskul yeel naagnaag camal ba tahay mabaa yaabi laheen hada dhirac xidan laheed iyo weliba gabasaar kkk aniga ma xanaaqo adiga u maleeysay ma ahan ee caadi ba ahay ragtinimoda weeye adiga Maxa u baratey dumarka saas ba u jiiljiilacdaahay war iis adkay saan isku dham saan sii ma ahan. Maxa jirkadaa ku badan bahalka gaaloda dhahan oestrogen.
 
Ill pray for you
 
Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
War is deji. Anaga europe iyo America ayaan ku soo korney. Qaar wiligood wadanka ma aadin. Waa mucjiso iney ba afka fahmi karaan. Negativity-ga iska daa. laakin thread af somali wuu fiicnaani lahaa inaa la sameeyo.
I was born in the U.K. So stick that drivel where the sun don't shine cause it doesn't apply to me ma garatey naaya
 
Status
Not open for further replies.
Top