Las Anod women accuse Kulmiye admin of instigating the never-ending conflict in Sool

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
It is very naive to expect shisheeye to make peace between your community.



Daawo Haweenka G/Sool oo ku eedeyey Maamulka Somaliland Colaada Beelaha Walaalaha Ah ee Baharsame & C/garaad( Qayaad )

Haweenka Mid Ka Mida Beelaha Dega G/Sool Oo Kulan Ku Yeshay Magaalada Lascanod Waxay Kaga Hadlen Colada Soo Noq Noqatay Ee Katagan Qaybo Ka Mida G/Sool.

Haweenka Ayaa Daaha Ka Qaday Cida Ka Danbaysa Colaada Oo Ay Sheegen In ay Tahay Mamulka SNM Hubka Iyo Rasaastana Uu Isagu Dhiibay Beelaha Sido Kale Waxay Cadeyen Inta SNM Beelaha Ku Kala Dhex Jirto Inaan Aysan Imanayin Wax Nabad Ah.



“”Shalay Barkad iyo Cali Gari ayaa is dilay waala xaliyay Shalay Qayaad iyo Barkad ayaa IS Dilay waa Laxaliyay Sowmaaha Arrimo xooska Ka xidhan in Qayaad iyo Baharsame laxalin waayo tooda .ayay tidhi Kamid kamid ah haweenka Gobolka Sool ee maanta shirka ku qabtay Gudaha Laascaanood


http://horufadhi.com


 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top