Cawad oo xilka laga qaaday iyo wasiir arrimo dibadeed cusub oo la magacaabay
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, wuxuuna ku beddelay Maxamed Cabdirizaaq Maxamuud Abubakar. Wareegto kale oo kasoo baxday madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...
www.caasimada.net