#Beerta#Dawladda#Puntland
Mulkiilaha: Puntland State House
Anagoo ah Demo Commercial & Construction Company waxaa sharaf wayn noo ah inaan soo gabagabayno wajiga 1aad Ee mashruuca dhismaha, dhiraynta iyo Amaamudkii Beerta Dawladda Puntland oo uu fikirkeeda Lahaa Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni
Shirkadda Demo waxaa sharaf u ah in loo xusho in ay mashruucaan muga iyo miisaanka leh ay fuliso kalsooni intaas le,egna la siiyo.
Beertan Dawladda Puntland oo Cabkrkeedu yahay 1000*600 waxaa wajiga 1aad laga hirgaliyey, Fencing ama xayndaabkii Beerta, kaydadkii Biyaha, Guriyihii shaqaalaha, Xaruntii lagu xanaanayn lahaa dhirta Nursery, hal Greenhouse oo ay kasoo baxayso khudradda Madaxtooyada iyo in lagu abuuray Beerta 2,800 oo geed oo kala duwan oo isugu jira Geed mirood iyo dhirta harka iyo kaymaha.
Waxaa kaloo amaan iyo bogaadin mudan masuuliyiintii, engineeradii iyo dhamaan shaqaalihii shaqadaan qurux badan suurta galiyey.
Hadaba video gan Hoose kaga bogo muuqaalka Beerta wajiga 1aad.
Looks like Industrial scale farming is possible based on this arable-soil ready acreage. PL needs to zone-protect fertile and farming ready acreage, plus bit by bit set up drainage so the rains don't destroy farming harvest or produce with to much downpour and is made 'investment ready'.
DOOXADA NUGAAL
Between, Ayl and Garoowe !
Waa wadada udhaxeeysa !
45 km flatten land ! Ku hoboon dhulbereed siiba Qamadiga lugu beero ! Abdinur Farah !
iL meel ay qabato waa flatland with Evergreen , waana dhul kuhaboon waraabka !
Dooxadaan waxeey ku fadhiida 124 km Squares waana Size mogadishu Double !
Plain land. GOBALADA PUNTLAND DHUL BEERO LAGA DHIGO WAXAA KU HOOBOON GOBALKA NUGAAL !
GOBALKA BARI WAA DHUL KALA SAREEYA MALAHA 100 KM FLATTEN AH !
GOBALKA MUDUG WAQOOYIGIISA AYAA KU HOBOON DHUL BEREED INTA KALE SEMI ARID
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.