Guul Digital Finger print scanner to store and record Public Servant attendence record. War meesha ma aha hamar iyo dukan yar sidad doontid ku samaysan kartid, war waxani bulsho beel iyo masuliyad bulsho ayaa idin saaran as public servants, wax aad adigu oo gaar uu lee dahay ma aha. Mandiqadani waxaa jiro keliya af-gaban iyo hawl badan. May this be rolled out to all public facilities. Mogadishu will copy in 10-20 years as is always the rule.
GAROOWE -Si loo dhawro nidaamka shaqo gelista Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Wasaaradda laga hirgeliyey nidaamka xaadirista iyo wakhitiga shaqo ka bixista (Fingerprint)
Nidaamka ayaa ah mid horumarin ku samayn doona shaqada Wasaaradda waana mid lagu dhiirigelinaayo in shaqaaluhu ay wada maraan si aysan shaqadu u dayac min.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agasime ku Xigeenka Maamulka iyo Agasime ku xigeenka guud ee Dakhliga ayaa maray system ka xaadiriska Shaqalaha, waxaana dhammaan Shaqaalaha lafaray in ay u hoggaansamaan (Fingerprint)
Waxaa xusid mudan in nidaamkan Fingerprint uu horay u jiray balse kulamo kala duwan oo ay yeesheen Madaxda Wasaaradu la adkeeyey dhaqan gelintiisa.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.